Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Puntland oo guulo waaweyn ka gaartay dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish

BOOSAASO - Ciidamada maamulka Puntland ayaa bilooyinkii u dambeeyay dagaal culus kula jiray kooxda Daacish ee ku sugan buuraleyda Cali Miskaad oo ahayd xuduntii...

Ciidamada Kenya oo Dilay Shan Al-Shabaab ah Howlgal ka Dhacay Keymaha Boni

BONI, Kenya - Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ayaa sheegay inay dileen shan dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab intii lagu guda jiray howlgal gaar ah...

Tababar Lagu Xoojinayo Fahamka Miisaaniyadda Hay’adaha Amniga iyo Difaaca Oo Furmay

Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Difaaca ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Aadan Cabdinaasir Maxamed, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray...

Aqoonyahanka Soomaaliyeed oo eedeymo u jeediyey Madaxweyne Xasan Sheekh

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa wajahaya eedeymo culus oo ku aadan hogaamintiisa, iyadoo dalka hadda galayo marxalad doorasho, oo sababtay xiisad.   Siyaasiga Maxamed...

Komandooska Gorgor oo la wareegay deegaano muhiim ah oo ka tirsan Shabeellaha Hoose

Shabeellaha Hoose – Ururka 192-aad ee Guutada 19-aad ee Ciidanka Komandooska Gorgor ayaa maanta si buuxda ula wareegay deegaanada Macalinka, Baladul Amiin, Cumar Beere,...

SoDMA oo ka daah furtay mashruuc cunto qeybin ah degmooyinka Balcad iyo Jalalaqsi

Balcad – Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdille, ayaa shalay safar dhulka ah ku gaaray degmada...

Ra’iisul Wasaaraha oo Booqday Xarunta Warshadaha Tamarta iyo Kiimikada ee Ningdong

Yinchuan – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay xarunta Warshadaha Tamarta iyo Kiimikada ee Ningdong, taas oo...

Ciidamada Burundi oo Ka Baxaya Soomaaliya, Masar oo Ku Soo Biiraysa Howlgalka AUSSOM

Muqdisho, Soomaaliya – Ciidamada Burundi ayaa la filayaa inay ka baxaan Soomaaliya dhammaadka sanadkan, iyadoo dowladda Masar ay diyaarisay in ay ciidamo u soo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qaybgalaya Shirka China-Arab States Expo

Yinchuan, Shiinaha – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta gaaray magaalada Yinchuan ee dalka Shiinaha, halkaas oo uu uga qayb galayo...

Goorma ayay dhacaysaa doorashadda Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari?

Laascaanood, Soomaaliya – Magaalada Laascaanood, xarunta gobolka Sool, ayaa lagu wadaa in ay 28-ka bishan — oo ku beegan maalinta Khamiista — martigeliso doorasho muhiim...

WARAR KALE

Madaxweynaha Mauritania oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya

Nouakchott, Mauritania - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania, Maxamed Waaled Sheekh Al-Ghazouani, ayaa ka guddoomay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar...

Donald Trump oo magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya

Washington - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Devin Kennington u magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya.   Kennington ayaa noqonaya safiirkii ugu horreeyay ee...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay siyaasiyiin Hariin

Baydhabo, Soomaaliya - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay siyaasiyiin, odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Beesha...