Gedo oo Markale Laga Dareemayo Jawi Colaadeed xilli Dowladda ay Xirtay Xadka Kenya
Beledxaawo, Soomaaliya – Xaaladda gobolka Gedo, gaar ahaan degmada Baladxaawo, ayaa markale noqotay mid laga dareemayo jawi colaadeed, iyadoo ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo loogu Baaqay Inuu La Heshiiyo Jubaland iyo Puntland
Muqdisho – Siyaasi Maxamed Xaadir Nuur, oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee si joogto ah uga faallooda arrimaha siyaasadda dalka, ayaa waraysi gaar...
Daacish oo sheegatay Weerar lagu Dilay 47 Askari oo ka tirsan Ciidanka Puntland
BOSASO — Kooxda ISIS ee Soomaaliya ayaa sheegatay mas'uuliyadda saddex weerar oo ka dhan ah Ciidanka Puntland (PSF) oo dhex maray 16-ka July ilaa...
Wasiir Maareeye: “Soomaaliya Cid Wax Usoo Wado Ma Jirto”
Muqdisho — Wasiirka Beeraha Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay xaaladda cunnada iyo dhaqaalaha dalka, isagoo ku baaqay in qof waliba uu...
Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) oo Markale Ku Guuleystay Kursiga Hop248
DHUUSAMAREEB – Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan oo loo yaqaanno Saadaq Joon, horeyna usoo noqday taliyaha booliska gobolka Banaadir xiligii dowladii Farmaajo, ayaa maanta markale...
HirShabeella Oo Marti-gelinaysa Shir Ku Saabsan Arrimaha Waxbarashada Soomaaliya
Jowhar – Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa si rasmi ah uga furay magaalada Jowhar shir wadatashi qaran ah oo lagu...
Xukun Dil Ah oo Lagu Fuliyey Laba Xubin oo Ka Tirsanaa Al-Shabaab
Gaalkacyo, Ogoosto 25, 2025 – Maxkamadda Ciidanka ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay laba xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kuwaas oo horey loogu...
Kulan Lagu Dardargelinayo Amniga Ceeldheer oo Lagu Qabtay Deegaanka Hul-Caduur
Ceeldheer, Galgaduud – Waxaa degmada Ceeldheer iyo deegaanada hoostaga ka dhacay kulan muhiim ah oo looga hadlayay dardargelinta amniga iyo xasiloonida guud ee gobolka,...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Cali Yaasiin Gurbe u Magacaabay Agaasimaha Guud ee TUBSAN
MUQDISHO, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta u magacaabay Mudane Cali Yaasiin Gurbe inuu noqdo Agaasimaha Guud...
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo u ambabaxay Shiinaha
MUQDISHO, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar rasmi ah ugu ambabaxay dalka Shiinaha, si uu uga...















