Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo qaatay shahaadada musharaxnimada

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo maanta is-diiwaangeliyey ayaa qaatay shahaadada musharaxnimada ee xilka madaxweynaha. Farmaajo ayaa tegay xarunta Aqalka...

Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada madaxweynaha iyo is-diiwaangelinta

MUQDISHO (SMN) -  In ka badan 25 musharax ayaa illaa hadda isu diiwaangeliyey doorashada madaxweynaha Soomaaliya, ayaga oo shahaadada musharaxnimo ka qataya guddiga doorashada...

Cabdi Xaashi oo la kulmay safiirada Ururka Midowga Yurub iyo Talyaaniga

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Maanta kulan la qaatay Safiirada u kala jooga Midowga Yurub iyo Talyaaniga...

Somaliland oio xukun adag ku riday sarkaalkii dilay Najmo Cabdullahi

HARGEYSA (SMN) - Maxkamadda ciidamada ee Somaliland ayaa xukun dil ah ku riday sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka Somaliland oo loo haystay inuu...

Dowladda Kenya oo heegan buuxa gelisay ciidamadeeda + sababta

NAIROBI (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Waqooyi Bare ee dalka Kenya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay heegan buuxa la geliyey ciidamada...

Diiwaan-gelinta xubnaha Musharixiinta oo maalintii labaad ka socoto Aqalka Sare

MUQDISHO (SMN) - Xarunta Golaha Aqalka Sare ee magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socota diiwaan-gelinta xubnaha Musharaxiinta ee u tartamaya xilka Madaxweynaha. Guddiga isku...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen guddoomiyaha BF iyo Axmed Madoobe?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay kulan salaan iyo hambalyo ah la...

Faah faahino kasoo baxaya weerar ka dhacay duleedka degmada Afgooye

AFGOOYE (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhasha weerar ay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ciidamada dowladda Soomaaliya...

Sawirro: Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo kulan la yeeshay James Swan

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa kulan gaar ah la qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee...

WARAR KALE

Somali President Visits Tanzania for Bilateral Talks and EAC Integration

ARUSHA, Tanzania - Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Dar es Salaam, Tanzania, on Thursday, April 26, 2024, for an official state visit...

Madaxweyne Xasan oo ka qeyb-galay xuska maalinta midnimada Tanzania

DAARUSALAAM (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania ayaa...

Shabelle oo la hadashay sarkaal Mareykan ah kadib go’aankii joojinta raashinkii Danab

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa shaacisay khamiistii in musuq-maasuq lagu sameeyay, islamarkaana la leexsaday gargaarka cuntada iyo shidaalka ee dowladda Mareykanka siin...