Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dab Kacay Suuqa Ugu Weyn Degmada Afgooye

Afgooye, Shabeellaha Hoose – Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dab xoogan oo fiidnimadii xalay ka kacay suuqa Hilwaaley ee degmada Afgooye, kaas oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Tacsiyadeeyay Dadkii Ku Geeriyooday Dagaalka Gedo

Muqdisho, 12 Agoosto 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday dagaalkii dhowaan ka dhacay gobolka Gedo,...

Xildhibaan hore oo Madaxweynaha Soomaaliya ku eedeeyay hurinta colaadda Gedo

Muqdisho, 12 Agoosto, 2025 – Xildhibaan hore Cabdi Bare Yuusuf Jabriil ayaa wareysi uu siiyay Warbaahinta Shabelle kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee gobolka Gedo,...

RW ku-xigeenka: Amni darradu waa dabarka ku xiran horumarka da’yarta Soomaaliyeed

Muqdisho – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qeyb galay xuska Maalinta Dhallinyarada Adduunka oo sanad kasta laga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Dilay Hogaamiyihii Maaliyadda ee Al-Shabaab

MUQDISHO – Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya ayaa xaqiijisay in howlgal gaar ah oo Axaddii ka dhacay gobolka Bakool lagu dilay hogaamiyihii maaliyadda ee kooxda...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo Hoygiisa ku Booqday Garaad Jaamac

LAASCAANOOD – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Cali Yuusuf Cali-Xoosh, ayaa booqasho sharafeed ku tagay hoyga Garaad Jaamac...

DFS oo Cafis u Fidisay Askar ka tirsan Jubbaland oo ku Sugan Banaanka Degmada...

Balad-Xaawo, Gedo – Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay cafis loo fidinayo ciidamo ka tirsan Jubbaland oo ku sugan...

Ciidamada Wadajirka ah oo Ku Sii Siqaya Deegaanada Ay Al-Shabaab Joogto ee Shabeellaha Hoose

Shabeellaha Hoose — Ciidamada Wadajirka ah ee ka kooban kuwa Xoogga Dalka Soomaaliya iyo ciidamada Midowga Afrika gaar ahaan qeybtooda Uganda ayaa si tartiib...

Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug oo Madaxtooyada ku Qaabilay Saraakiil ka Tirsan Ciidamada AUSSOM

Dhuusamareeb, Agoosto 11 — Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay saraakiil sare oo ka tirsan...

Labo Askari oo Hore uga Tirsanaa Xoogga Dalka oo Lagu Fuliyay Xukun Dil ah

Muqdisho, Agoosto 11, 2025 – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay labo askari hore uga tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka...

WARAR KALE

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan ka dhacay dalka Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn iyo mahadcelin ah u sameeyay dhaqaatiir Soomaaliyeed oo ka...

Madaxweynaha Mauritania oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya

Nouakchott, Mauritania - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania, Maxamed Waaled Sheekh Al-Ghazouani, ayaa ka guddoomay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar...

Donald Trump oo magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya

Washington - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Devin Kennington u magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya.   Kennington ayaa noqonaya safiirkii ugu horreeyay ee...