Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Ka Dhan ah Al-Shabaab Ka Fuliyay Shabeellaha Dhexe
Soomaaliya, Shabeellaha Dhexe - Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor iyo Kumaandooska Danab, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo soo dhaweysay Duqa Muqdisho Muungaab
Muqdisho – Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa maanta xarunteeda dhexe ku soo dhaweysay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen...
Duqa Muqdisho oo kormeer ku tagay Xarunta Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir kadib dib-u-dhis ballaaran
Muqdisho – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Agaasinka Waxbarashada...
Maxkamad Mareykan ah oo hakisay joojinta TPS ee Soomaalida
New York – Maxkamad federaal ah oo ku taalla gobolka Massachusetts ayaa si ku meel gaar ah u hakisay qorshihii lagu joojin lahaa...
Toddobo shaqaale caafimaad oo ku dhintay doontii rogmatay ee harada Tanganyika ee Tanzania
Tanzania - Ugu yaraan toddobo shaqaale caafimaad ah ayaa ku dhintay kadib markii doontii ay ku safrayeen ay ku rogmatay dabaylo xooggan oo ka...
Maxkamadda Ciidamada oo ku xukun dil toogasho ah ku riday Askari ka tirsanaa NISA
Muqdisho – Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa Afgooye, Shabeellada Hoose – Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida (QS) ayaa ku...
Roobab mahiigaan ah iyo fatahaado ka socda Kenya oo sababay dhimashada in ka badan...
Nairobi – Waaxda saadaasha hawada ee dalka Kenya ayaa ka digtay in roobab mahiigaan ah iyo fatahaado xooggan ay sii socon karaan, iyadoo tirada...
Qaar ka mid ah bajaajleyda laga soo daayay xabsiga oo Shabelle la hadlay
Muqdisho - Qaar ka mid ah bajaajleyda laga soo daayay xabsiga ayaa la hadlay Shabelle, iyagoo ka hadlay xaaladdii ay la kulmeen intii ay...
Hoggaamiyaha mucaaradka Uganda si qarsoodi ah uga baxay dalka
Kampala – Hoggaamiyaha mucaaradka Uganda, Bobi Wine (magaciisa dhabta ah Kyagulanyi Ssentamu), ayaa shaaciyay inuu si qarsoodi ah uga baxay dalka Uganda si uu...
Guddoomiyaha SoDMA iyo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo Ka Wada Hadlay Xaaladda Abaarta
Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u...















