Jaamacadda Carabta oo soo dhoweysay ansixinta Dastuurka cusub ee Soomaaliya
QAAHIRA — Jaamacadda Carabta ayaa soo dhoweysay ansixinta iyo dhaqangalka Dastuurka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ku tilmaantay tallaabo muhiim ah oo xoojinaysa...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Howlgallo Ka Wada Shabeellaha Dhexe
Soomaalia,Shabeellaha Dhexe - Ciidamada Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo lagu beegsanayo Xubno...
Ciidamada Milatariga oo La Geeyay Waddooyinka Johannesburg si Looga Hortago Rabshadaha
Koonfur Afrika,Johannesburg - Ciidamada milatariga ayaa Arbacadii lagu arkay waddooyinka magaalada Johannesburg, oo ah magaalada ugu weyn Koonfur Afrika, kadib markii dowladda ay go’aansatay...
Weerar Drone ah oo Ka Dhacay Congo laguna Dilay Shaqaale ka Tirsan UNICEF
Goma,Congo- Magaalada Goma ee bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo ayaa wajahday weerar culus oo loo maleynayo in loo adeegsaday drone, kaas oo sababay...
Israa’iil oo billowday qorshaha saldhig militari uga sameysanayso Somaliland
BERBERA - Warbixin ay daabacday warbaahinta Bloomberg ayaa sheegtay in Israa’iil ay fulinayso qorshe ay saldhig militari iyo xarun sirdoon uga dhisato xeebaha Somaliland,...
Farmaajo oo cambaareeyay xarigga bajaajleyda Muqdisho
MUQDISHO — Mohamed Abdullahi Mohamed ayaa si adag u cambaareeyay xarigga loo geystay qaar ka mid ah darawallada bajaajka ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo...
Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi oo khudbad ka jeedisay ka dhacay New York
NEW YORK - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa shalay mar kale khudbad ka jeedisay shir heer...
Hogaamiyeyaasha Geeska Afrika oo kulan ku yeeshay dalka Jabuuti [Sawirro]
JABUUTI - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaarey dalka Jabuuti
JABUUTI - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay...
Ciidanka Xoogga Dalka oo la wareegay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe
Muqdisho – Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal militari oo guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo horey ugu...









![Hogaamiyeyaasha Geeska Afrika oo kulan ku yeeshay dalka Jabuuti [Sawirro]](https://shabellemedia.com/wp-content/uploads/2026/03/650730352_1397382875766181_2356284634284406644_n-218x150.jpg)





