Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

SoDMA oo Adkaysay Diyaar-garowga El Niño iyo Fatahaadaha

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa khudbad ka jeediyay Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF 2026), isagoo xoogga...

Wasiirka Cadaaladda oo la Kulmay Guddoomiyaha Hay’adda La-dagaallanka Musuqmaasuqa ee Kuwait

Kuwait - Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Hay’adda La-dagaallanka Musuqmaasuqa...

Dowladaha Soomaaliya iyo Morocco oo ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

New York - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa magaalada New York kula kulmay Wasiirka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Filayo inuu Khudbad ka Jeediyo Golaha Guud ee QM

New York - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qaybgalay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, oo ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulamo Dhinacyo ah la Qaatay Hoggaamiyeyaal Caalami ah

New York - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo dhinacyo ah kula yeeshay madax iyo...

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo Ka Qaybgalaya Kalfadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee QM

New York - Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU), Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga Midowga Afrika iyo Guddoomiyeyaasha Midowga Afrika,...

Danjiraha Faransiiska oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi

Nairobi, Kenya - Danjiraha cusub ee Faransiiska u qaabilsan Soomaaliya iyo Kenya, Mudane Wadid Benaabou, ayaa booqasho ku yimid Xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Guddiga Arrimaha Gudaha ee Aqalka Sare oo Kormeeray SoDMA

MUQDISHO - Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib-u-heshiisiinta, Arrimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Aqalka Sare ayaa maanta kormeer shaqo ku...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Qaabilay Madaxa WFP ee Soomaaliya

Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xarunta Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Qaabilay Wafdi Sare oo ka Socda Ciidanka Cirka Pakistan

MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, oo uu hoggaaminayo...

WARAR KALE

Sarreeye Guuto Ivan Falasca oo La Wareegay Hoggaanka Hawlgalka EUTM-S ee Soomaaliya

MUQDISHO - Sarreeye Guuto Ivan FALASCA ayaa si rasmi ah ula wareegay hoggaanka EUTM-S, isagoo xilka kala wareegay Sarreeye Guuto Elio MANES, munaasabad isbeddelka...

Brigadier General Ivan FALASCA formally assumes command of the European Union Training Mission in...

MOGADISHU, Somalia - Brigadier General Ivan FALASCA formally assumed command of the European Union Training Mission in Somalia (EUTM Somalia), succeeding Brigadier General Elio...

Imaaraadka Carabta oo Cambaareeyay Dilka Shaqaalaha Markab Shidaal oo Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

ABU DHABI, Imaaraadka Carabta — Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaareysay weerarkii sababay dhimashada iyo dhaawaca xubno ka tirsanaa shaqaalaha markabka shidaalka qaada ee MT...