WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Safiirka cusub ee Sweden u qaabilsan Soomaaliya oo soo dhaweyn loo sameeyey

MUQDISHO (SMM) - Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo kaga guddoomay...

Axmed Madoobe oo soo saaray liis musharaxiin ah + magacyada

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magacaabay musharaxiinta afarta kursi ee ka dhiman aqalka sare ee deegaan doorashadoodu...

Wasiirka caafimaadka XFS oo kulan la qaadatay wafdi ka socda Sweden

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Drs Fawsiya Abiikar Nuur ayaa xarunta dhaxe ee Wasaaradda Caafimadka ku soo dhawaysay Wafdi uu hugaaminayay...

Madaxweynaha Galmudug oo farriin muhiim ah u diray dadka Soomaaliyeed

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa marka hore hambalyo ku aadan dhalashada Nabigeenna Muxammed NNKH u diray guud ahaan Ummadda...

Madaxweyne Lafta Gareen oo maamul cusub u magacaabay gobolka Sh/Hoose

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa Maamul cusub u magacaabay Gobolka Shabeellaha hoose, kadib...

Qoor Qoor oo la kulmay saraakiil ka tirsan ciidamada AMISOM

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka AMISOM ee sector 4...

Golaha adeegga garsoorka Koonfur Galbeed oo la dhaariyey

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa ka qeyb-galay Munaasabad lagu dhaarinayey Gudiga Adeega Garsoorka Dowlad...

DF oo xarigga ka jirtay qeybta Terminaalka ee garoonka Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN) - Wasiirka wasaarada Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Faarax iyo Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cusmaan ayaa maanta...

WARAR KALE

Senior Somali Police Officer Assassinated in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia  - A senior Somali police officer, Lieutenant Colonel Adan Biid, was tragically shot dead by unidentified gunmen in the capital city of...

Sarkaal ka tirsanaa Booliska Somalia oo lagu dilay toogasho ka dhacday Muqdisho

MUQDISHO (SMN) -  Sida ay ilo xog-ogaal ah u xaqiiyeen Shabelle nin ku hubeysan Bastoolad ayaa toogtay Aadan Biit oo ahaa sarkaal ka tirsan...

Mysterious Drone Crashes in Somalia’s Sool Region Raise Concerns

TALEH, Somalia  - On May 3, 2024, residents in the Sool region of Somalia, particularly around the historic town of Taleh and the Kalcad...