Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaarey dalka Jabuuti

JABUUTI - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay...

Ciidanka Xoogga Dalka oo la wareegay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Muqdisho – Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal militari oo guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo horey ugu...

Masar iyo Turkiga oo ku Heshiiyay Taageerada Midnimada iyo Amniga Soomaaliya

QAAHIRA — Dawladaha Masar iyo Turkiga ayaa magaalada Qaahira ku yeeshay wareegii saddexaad ee wadatashiyada diblomaasiyadeed ee ku saabsan arrimaha Afrika, iyagoo diiradda saaray...

Banaanbaxyaal ka dhan ah Qiimaha Shidaalka oo xirtay Wadada Maka Al-Mukarrama ee Muqdisho

Muqdisho – Banaanbaxayaal ka caraysan sare u kaca qiimaha shidaalka ayaa xirtay Wadada Maka Al-Mukarrama ee bartamaha magaalada Muqdisho.   Darawallada mootooyinka bajajta ayaa isugu soo...

Congo oo Sheegtay Inay Soo Riday Laba Drone oo Rwanda Leedahay Kadib Markii Ay...

Kivu,Congo - Ciidamada qalabka sida ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo ayaa sheegay inay soo rideen laba diyaaradood oo aan duuliye lahayn (drones) oo...

Qaramada Midoobay oo Diiday Inay Ka Baxaan Sudaanta Koonfureed ka dib Amar kasoo baxay...

Akobo,Sudaanta Koonfureed -  Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Koonfurta Suudaan (UNMISS) ayaa shaaca ka qaaday inaysan raacin amarka dowladda Koonfurta Suudaan ee ahaa in laga...

Weerarro ay Fuliyeen Boko Haram oo Ka Dhacay Waqooyi-Bari ee Nigeria

 Kukawa, Nigeria - Weerarro isku xiran oo ay fuliyeen kooxda argagixisada ah ee Boko Haram ayaa habeenkii ka dhacay waqooyi-bari ee Nigeria, kuwaas oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo loo jeediyay Eedeymo ku saabsan hoggaanka hay’adaha amniga

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa wajahaya eedeymo ku saabsan sida loo maamulayo hay’adaha amniga ee dalka. Guddoomiyaha Xisbiga Shacabka Soomaaliyeed...

Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka Haweenka Adduunka

New York – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Aduunka ee ka socda New York.   Wasiirka Wasaaradda...

Dhaqdhaqaaqyo Siyaasadeed iyo Amni oo ka socda Buurhakaba

Buurhakaba, Baay – Degmada Buurhakaba ee gobolka Baay waxaa ka socda dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed iyo kuwo amni oo isa soo taraya, kuwaas oo la sheegay...

WARAR KALE

US carries out air strike against ISIS fighters in Puntland

BOSASO — The United States military said it carried out an air strike targeting Islamic State fighters in northeastern Somalia’s Puntland region, in coordination...

Ciidamada Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay Calmiskaad, Puntland

BOOSAASO - Militariga Mareykanka ayaa sheegay inuu duqeyn cirka ah la beegsaday kooxda Daacish ee ka howlgasha buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, iyagoo kaashanaya...

US judge halts Trump move to end deportation protections for Somalis

WASHINGTON — A US federal judge has issued an emergency order blocking a move by former president Donald Trump’s administration to terminate temporary deportation...