Danjiraha Soomaaliya ee Kenya oo Qaabilay Wakiilka WHO ee Soomaaliya
MUQDISHO - Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Nairobi ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Caafimaadka...
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Guddoomiyay Kulan Looga Hadlay Diyaar-garowga Saamaynta El Niño
Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xarunta Madaxtooyada magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Guddiga Heer Wasiir ee...
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jubaland oo Qaabilay Wafdi ka Socday Sweden iyo UNICEF
kismaayo - Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jubaland ahna Ku-simaha Madaxweynaha Jubaland, Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan, ayaa xarunta Madaxtooyada Jubaland ku qaabilay wafdi heer sare ah oo...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Ardayda Soomaaliyeed Kula Dardaarmay Inay Aqoontooda Dalka Uga Faa’iideeyaan
MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen arday Soomaaliyeed oo waxbarashada heerka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ka Qaybgalay Munaasabadda Sannad-guurada Aasaaska Shiinaha
Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay sannad-guurada 77-aad ee...
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Ka Qaybgalay Munaasabadda Sannad-guurada Aasaaska Shiinaha
MUQDISHO - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay sannad-guurada 77-aad ee Aasaaska Jamhuuriyadda...
QM oo Kormeeray Horumarka Cutubyada Booliska Soomaaliyeed
MUQDISHO - Magaalada Muqdisho, La-taliyaha Sare ee Amniga ee Qaramada Midoobay ahna Madaxa Qaybta Booliska ee UNTMIS ayaa booqday Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, si uu...
SoDMA iyo UNDP oo Muqdisho ku Qabtay Shir Looga Diyaarinayo Istiraatiijiyadda Soo-kabashada Abaaraha
MUQDISHO - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir wadatashi ah oo looga hadlayay diyaarinta Istiraatiijiyadda Soo-kabashada iyo U-adkaysiga...
Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga
MUQDISHO - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulanka 8-aad ee Kalfadhiga 8-aad ee Golaha Aqalka...
Guddoomiyaha SoDMA oo Gaaray Baydhabo, Xilli Laga Digayo Saameynta Super El Niño
Baydhabo - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Koonfur...















