Sawirro: Koonfur Galbeed iyo ATMIS oo ka wada-hadlay dagaalka Al-Shabaab

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayey Safiirka Midowga Afrika...

Hay’adda SoDMA oo gargaarka qaybisay magaalada Baydhabo + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Baydhabo oo kamid ah goobaha sida saadasha mujinayaan in uu ka da'ayo roob xoogan suurtagalna ay tahay in daadad ka dhashaan...

Ciidamada Macawiisleyda oo weeraray deegaan ay ku suganaayeen Al-Shabaab

AADAN YABAAL (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka degmada Aadan Yabaal ee gobolka...

Wararkii ugu dambeeyay qaraxyadii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xalay siyaabo kala duwan uga dhacay qaar kamid ah degmooyinka gobolka...

Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay madaxtooyada Tansaaniya

DAARUSALAAM (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmiga ah ku jooga dalka Tanzania, ayaa si heer sare ah...

Salaam Bank Uganda oo ku guuleystay Abaalmarin Caalami ah + Sawirro

KAMPALA (SMN) - l Salaam Bank Uganda ayaa ku guuleystay abaalmarinta Caalamiga ah ee (IFN) 2024 isagoo noqday Bankiga ugu wanaagsan bangiyadda islaamiga ah.   Abaalmarintan...

Duqa magaalada Muqdisho oo dhagax dhigay xarun muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Dhagax-dhigay Xarunta Keydka Talaalka iyo Daawadda ee Gobolka...

Sawirro: Soomaaliya oo ka qayb-gashay shirweynaha Connected Africa

NAIROBI (SMN) - Danjiraha safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya Mudane Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa ka qayb-galay shirweynaha Caalamiga ah ee “Connected Africa” kaas oo...

Guddomiyaha SODMA oo la kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed+ Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Md. Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa xalay xarunta madaxtooyada Magaalada Baydhabo kulan soo dhaweeyn ah...

WARAR KALE

Sawirro: Waddamada Islaamka oo taageero wayn u muujiyay Soomaaliya

BANJUL (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeybgalay Khamiista kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ay ugu...

Booliska oo gacanta kusoo dhigay nin Muqdisho ku gowracay xaaskiisii hore

MUQDISHO (SMN) - Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir ayaa gacanka kudhigey maantey oo ay tahay 03-05-2024 abaaro 1410hrs eedeyasane gacan ku dhiigle MAXAMED...

Diyaarad Drone ah oo ku dhacday deegaan hoostaga gobolka Sool

TALEEX (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ee waqooyig Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay diyaarad nooca Drone-ka ah ay ku...