WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dagaallo culus oo dib uga billowday dalka Afgaanistaan

Dooxada Panjshir ee Afgaanistaan oo ah meesha kaliya ee aanan ku jirin gacanta Kooxda Daalibaan  ayaanan weli kala caddeeyn  cidda gacanta ku hayso xilli...

Deni oo kala diray golihii deegaanka Qardho, una magacaabay maamul

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 26 ee 12ka September 2021, kuna saabsan kala dirid Golaha Deegaanka Degmada...

Muxuu ra’iisul wasaare Rooble ka yiri tallaabooyinkii uu qaaday Farmaajo?

Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxed Xuseen Rooble wuxuu soo dhawaynayaa Aqbalaadda Madaxwaynaha ee Shaqo ka joojintii Agaasimihii Hore ee NISA Mudane Fahad Yaasiin Xaaji...

Laba jir Soomaali ah oo meydkeeda laga helay gobolka Minnesota

Waaxda booliska magaalada Edina ee gobolka Minnesota ayaa xaqiijisay in la helay meydka Ikhlas Cabdullahi Axmed oo aheyd laba jir ah, taas oo muddo...

Somalia foreign minister holds phone talks with his Oman counterpart

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Mohamed Abdirisak on Thursday, made a telephone call with his Omani counterpart Badr bin Hamad bin...

Wasiirka shaqada & arrimaha bulshada oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo booqasho ku jooga magaalada Qaahira ayaa kulan gaar ah...

Madaxweynaha JF oo qaabilay ku xigeenka xoghayaha guud ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka tirsan Qaramada Midoobey oo ay...

Rooble oo Xafiiskiisa kula kulmay wafdi sare oo ka socday Qaramada Midoobay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Qaramada Midoobay oo ay hoggaamineysay Ku-xigeenka...

Ra’iisul wasaare Rooble oo 48 saac u qabtay agaasimaha hay’adda NISA

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si adag kaga hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo NISA ay shaacisay inay dileen xoogaga Al-Shabaab. Rooble...

Guddiga doorashooyinka heer federaal oo soo saaray jadwal cusub

Guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa soo saaray jadwalka doorashada baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, kaas lagu kala cadeeyey goorta lasoo gabagabeynayo doorashada Aqalka...

WARAR KALE

Maxamuud Macallin oo guddoomiyay kulanka joogtada ah ee Hay’adda SoDMA

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Md. Mahamuud Moallim Abdulle ayaa shir guddoomiyey kulanka joogtada ah ee hay’adda SoDMA kaas oo diiradda...

Somali PM meets with US Special Envoy for the Horn of Africa

NAIROBI, Kenya - The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Hamza Abdi Barre, engaged in strategic discussions with the United...

Somali President Hassan Sheikh Mohamud Addresses the Nation

MOGADISHU, Somalia - In a solemn address following Friday prayer, President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia took to the podium to discuss a series...