WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Goodax Barre ‘Raalli-gelin deg-deg ah ha bixiso wasaaradda waxbarashada”

Wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre oo wareysi gaar ah siiyey Shabelle ayaa...

Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay safiirro cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjirenimo safiirrada cusub ee...

Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo ‘isku soo dhiibay’ ciidamada dowladda

Cali Ibraahim oo muddo dheer Al-Shabaab u qaabilsanaa caafimaadka gobolka Galgaduud ayaa isku soo dhiibay ciidamada Gorgor ee ka howl-gala deegaanada maamulka Galmudug. Sarkaalkan oo...

Faah faahino kasoo baxaya howl-gallo laga sameeyey magaalada Jowhar

Ciidamada amniga ayaa howlgallo lagu xaqiijinayo amniga saaka waxa ay ka sameeyeen qeybo kamid ah xaafadaha magaalada Jowhar gaar ahaan Xaafadda Hanti-wadaag oo xalay...

Cabdi Xaashi yo Mahdi Guuleed oo heshiis ku gaaray magaalada Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra'iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Guleed ayaa maanta heshiis ka gaaray khilaafkii muddada ka...

Guddiga doorashooyinka oo doortay Guddoomiye ku meel gaar ah

Kulan rasmiya oo ay maanta yeesheen guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ayaa u doortay Mudane Muuse Geele Yuusuf gudoomiyaha kumeel gaarka ah...

Somalia: Arson attack destroys Red Crescent clinic

The International Committee of the Red Cross (ICRC) and the Somalia Red Crescent Society (SRCS) are dismayed by Saturday’s arson attack on the Bardere...

AU appoints envoy to mediate Somalia crisis

The Chairperson of the Commission, H.E. Moussa Faki Mahamat, is pleased to announce the appointment of H.E John Dramani Mahama, former President...

Warbixin: Kowda Luulyo maalinta xoriyadda iyo israaca labada gobol

Dadka Soomaaliyeed ,waxa ay ka mid yihiin umadaha caalamka ee halganka dheer u galay raadinta sidii looga hoos bixi lahaa gumeysiga shisheeye,isla...

Rooble oo wasiirka amniga gudaha u magacaabay C/laahi Maxamed Nuur

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya  Maxmaed Xuseen Rooble ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur ugu magacaabay Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya. Sidoo kale...

WARAR KALE

Sawirro: Shir u dhexeeyo DF iyo dowlad goboleedyada oo ka furmay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka  Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta XFS Mudane Cali Yuusuf Cali ayaa furay Kulanka wadatashiga Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka...

Daawo: Sarkaalkii lagu dilay degmada Boondheere oo lagu aasay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistee waxaa maanta qabuuro ku yaalla magaalada Muqdisho lagu aasay sarkaalkii dhawaan lagu dilay degmada Boondheere ee gobolka Banaadir.   Marxuumka...

Amnesty International Accuses Somali Military of Civilian Killings in Drone Strikes

MOGADISHU, Somalia  - Amnesty International has released a new report accusing the Somali military of killing 23 civilians, including 14 children and five women,...