WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Somalia power struggle escalates over security minister’s sacking

A damaging power struggle between Somalia's top political leaders escalated further on Thursday as they locked horns over the premier's dismissal of the security...

Madaxweynaha JF Soomaaliya oo xil cusub u magacaabay Fahad Yaasiin

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaan siinaya darda-gelinta, horumarinta iyo joogtaynta hawlaha baaxadda leh ee horyaalla hay’adaha amniga, waxa uu...

Gunmen kill local councilor in Las’anod

Abdirizak Ahmed Elmi (Cardoofe), a member of the Las Anod district council, was shot dead last night in the center of the town. He was...

Jubbaland oo war kasoo saartay xiisadda ka taagan Villa Soomaaliya

Qoraal ka soo baxay madaxtooyada maamulka Jubbaland ayaa waxaa looga hadlay xiisadda siyaasadeed ee ka dhex-qaraxday hoggaanka sare ee Villa Soomaaliya. Ugu horreyn Jubbaland ayaa...

Xubno ka socda guddiga heer federaal ee doorashada oo gaaray Jowhar

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Guddiga doorashooyinka heer Federaal mudane Mowliid Mataan, ayaa maanta gaaray Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad goboleedka Hirshabeelle. Guddoomiye Mataan...

Somali forces battle Al-Shabaab in Bay region

An attack by Al-Shabaab was reported in parts of Burhakaba district in the Bay region in the last few hours. The fighting erupted after Al-Shabaab...

Hay’adda NISA oo shaacisay inuu xilka la wareegay Yaasiin Farey

Hay’adda nabad sugida iyo sidoonka qaranka ayaa shaacisay in taliyaha cusub ee sida ku meel gaarka ah loo magacaabay uu la wareegay xilka. Gashaanle sare...

Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb-galeyso dalka Masar

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya , Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa ka qeybgalaya shir-weynaha arrimaha Shaqada iyo Shaqaalaha waddamada Carabta ,...

Man Injures 5 People, Including Child, in Bus Stabbing Attack in Italy – Reports

A Somali citizen injured five people in a stabbing attack in Rimini, in Italy’s Emilia-Romagna region, Corriere di Bologna reports. The attack occurred shortly after...

Sawirro: Xijaar oo la kulmay taliyaha cusub ee booliska Gobolka Banaadir

Taliyaha Booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa kulan looga hadlayay adkeynta amniga la qaatay taliyaha cusub ee qeybta guud...

WARAR KALE

Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay madaxtooyada Tansaaniya

DAARUSALAAM (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmiga ah ku jooga dalka Tanzania, ayaa si heer sare ah...

Somali president warmly welcomed in Tanzania

Dar es Salaam, Tanzania - Somali President Hassan Sheikh Mohamud was warmly welcomed at Ikulu State House in Dar es Salaam to commence his...