WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Somalia to mark 14 August as National Anti-Corruption Day

The Independent Anti-Corruption Commission of the Federal Republic of Somalia (IACC) has on Saturday officially joined the international and regional anti-corruption laws, marking 14...

Kuraas ka mid ah Golaha Aqalka Sare oo lagu doortay magaalada Baydhabo

Magaalada Baydhaba waxaa goordhaw ka bilaabatay doorashada seddax ka mid ah kuraasta golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Kursiga 1-aad waxaa ku...

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda kacsan ee magaalada Kabul

Xaalada Magaalada Kabul ee Caasimada dalka Afghanistaan ayaa kacsan iyadoo shacabka magaladaas qaybo kamid ah ay ka barakacayaan. Shir deg deg oo ka qabsoomay madaxtooyada...

Wafdi ka socda gudiga doorashooyinka dalka oo gaaray magaalada Baydhabo

Wafdi ka socda guddiga xalinta khilaafaadka doorashada oo uu hogaaminayo gudoomiye ku-xigeenka guddiga Maxamed Ibrahim Barre ayaa saakay u safray magaalada Baydhabo ee caasimada...

Doorashada kuraas ka mid ah Aqalka Sare oo ka dhaceysa Baydhabo

Qaban-qaabadii ugu dambeysay doorashada saddex kursi oo ka mid ah Aqalka Sare ayaa haatan ka socota gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee...

Ciidamada ammaanka oo howl-gallo ka sameeyey magaalada Boosaaso

Ciidamada Booliska Gobalka Bari ayaa howlgal amniga lagu sugayo ka sameeyay Xaafadaha magaalada Boosaaso ee caasimadda Ganacsiga Gobalka Bari , howlgalkan ayaa ujeedkiisu ahaa...

Aqriso: Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladaha Covid-19 ee Soomaaliya

asaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 70 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac...

Dowladda Shiinaha oo ka qeyb-qaadaneyso nabadda Soomaaliya

Dowlada Shiinaha ayaa sheegtay inay kaalin ka qaadan doonto dib usoo celinta nabad dalka Soomaaliya oo mudo tobanaan sano ah kusoo jiray colaado iyo...

Dibad-bax ballaaran oo maanta ka dhacay magaalada Jigjiga

Qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Caasimadda deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa saaka isugu soo baxay garoonka kubadda cagta ee magaalada jigjiga si taageero...

Wararkii u dambeeyey markab ganacsi oo lagu weeraray xeebaha Soomaaliya

Burcad-badeeda Soomaalida ayaa isku dayday inay afduubto markab ganacsi oo marayay meel qiyaastii 185-KM waqooyi bari uga beegan Muqdisho. UK-MTO oo ah ururka ganacsiga Badaha...

WARAR KALE

Discontent in Somalia: Puntland Rejects Outcomes of NCC Meeting in Mogadishu

GAROWE, Somalia - In a significant development within Somalia's complex political landscape, Puntland State has openly rejected the outcomes of the National Consultative Council...

 Strengthening Ties: Somali President Hassan Sheikh Mohamud Visits Kenya

NAIROBI, Kenya - In a significant development for East African diplomacy, Somali President Hassan Sheikh Mohamud visited Kenya on May 18, 2024, marking his...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Nairobi + Sawirro

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaarey magaalada Nairobi ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Kenya William Ruto.   Labada Madaxweyne ayaa ka...