WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Puntland oo boggaadisay dadaallada Rooble iyo hoggaamintiisa dalka

Puntland ayaa boggaadisay dadaallada Ra'iisul Wasaare Maxamed Xusseen Rooble iyo hogaamintiisa dalka ee muddada kala guurka ah, gaar ahaan hirgelinta doorashooyinka iyo xoojinta xiriirka...

Somalia receives 108,000 more doses of COVID-19 vaccines

Somalia on Sunday received 108,000 additional doses of the Oxford/AstraZeneca COVID-19 vaccine to help intensify the fight against the pandemic in the country. The vaccines...

Rooble oo qoraal xasaasi ah soo saaray – Maxaa soo kordhay?

Ra’isul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble Sida ay lawada socdaan bulshada Soomaaliyeed, Dalku waxa uu ku jiraa marxalad adag oo dhammaan hay’adaha Dastuuriga ah uu...

Somali president freezes new trade, security pacts until after polls

Somali President Mohamed Farmajo has issued a directive barring all government officials and public institutions from entering into new economic, political and security agreements...

Ra’iisul wasaare Rooble oo qaabilay wasiirka arrimaha dibadda Kenya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda ee dalka Kenya Raychelle Omamo,taas oo ay ka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo furtay hanaanka dhab u heshiisiinta

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshisiinta ee XFS ayaa Daahfurtay Kulanka Wadatashiga Diyaarinta Istaraatiijiyada Xiriirka ee Qorshaha Hanaanka Dhab u Heshisiinta Qaran. Kulankaan...

Xukuumadda Soomaaliya oo maanta guddoontay deeq talaalka Covid-19 ah

Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa guddoomay 108,000 doses oo talaalka Covid-19 oo ay ku ku deeqday Dowladda Faransiiska. Munaasabadda imaanshaha qeybtii 2-aad ee...

Maxay ka wada-hadleen wasiiro arimo dibadeedyada Kenya iyo Soomaaliya?

Wasiirada arrimaha dibadda Kenya iyo Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka wadahadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka diblumaasiyadeed ee labada...

Ciidamada ammaanka oo howl-gallo ka sameeyey magaalada Muqdisho

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gallo ay xalay ciidamada dowladda Soomaaliya ka sameeyeen qeybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho. Howl-gallada...

Wafdi ka socda dowladda Kenya oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa maanta soo gaaray wafdi sare oo ka socda Kenya, waxaana garoonka kusoo dhoweeyey mas'uuliyiin ka tirsan dowladda. Wafdigan ayaa...

WARAR KALE

Sawirro: Ra’iisul waaraha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay magaalada Nairobi

NAIROBI (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka...

Hey’adda SoDMA oo 500 oo qoys gargaar ugu qeybisay degmadda Cabdicasiis

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta 500 oo qoys waxa ay gargaar mucaawino ah ugu qaybisay degmada Cabdicasiis...

DF Soomaaliya oo ku baaqday in laga fogaado hareeraha Wabiga Shabeelle

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku sheegtay warbixin ay soo saartay in Wabiga Shabeelle, dhanka Beledweyne uu...