Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo shir muhiim ah ka furay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Md, Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta furay shir looga hadlayo Qorshaha ka jawaabista baahiyaha bini’adamnimo ee...

Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Talyaaniga

ROMA (SMN) - Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga XFS iyo Dhiggiisa dalka Talyaaniga oo kulan looga hadlayo wadashaqeynta labada Wasaaradood ee Arrimaha Difaaca ku yeeshay Magaalada...

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duleedka magaalada Baydhabo

BAYDHABO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo xalay ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo, kaas oo u dhexeeyay ciidamada Daraawiishta...

Hoggaamiyaha SSC-Khaatuma oo la kulmay Cumar Cabdirashiid + Sawirro

GAROOWE (SMN) - Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa kulan la qaatay Ra'iisal Wasaarihii Hore ee Dalka Mud. Cumar Cabdirashiid Cali.   Kulankan ayaa qayb ka ah...

Madaxweyne Xasan oo khudbad ka jeediyey Madasha Talyaaniga iyo Afrika

ROMA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Talyaaniga iyo Afrika ayaa xusay mustaqbalka wanaagsan ee...

Mahad Salaad oo ka qayb galay shir looga hadlaya amniga bariga Afrika

MOMBASA (SMN) - Agaasimaha Hayadda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qayb galaya shirka Hay’adaha Sirdoonka ee Bariga Afrika kaas oo...

Cali Balcad oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Madaxa hawlgalka IGAD

MUQDISHO (SMN) - Ku-simaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Mudane Cali Cumar, ayaa maanta oo Isniin ah ka guddoomay nuqul ka mid...

Golaha Amaanka ee QM oo kulan ka yeelanaya xadgudubka Itoobiya

NEW YORK (SMN) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa gelinka dambe ee maanta yeelan doona kulan albaabada u xiran oo looga hadlayo xiisada Itoobiya...

Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo magacaabay wasiiro cusub

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi ayaa goordhow sameeyay xilka qaadis iyo magacaabis, kadib wareegto uu soo saaray.   Ra’iisul wasaare...

Taliska Booliska oo diray farriin la xiriirta ciyaarta Galmudug iyo HirShabelle

MUQDISHO (SMN) - Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa fariin nabadeed u diray labada koox ee Galmudug, Hirshabeelle iyo Taageerayaashooda, si ay u ilaaliyaan xasiloonida...

WARAR KALE

Statement by UNICEF Representative in Somalia Sandra Lattouf, on the impact of the recent...

MOGADISHU, 30 September 2026 – UNICEF is deeply concerned by reports that children have been killed and injured in recent clashes in Baidoa, South...

Taliyaha Ciidanka XDS oo Qaabilay Agaasimaha Shaqaalaha Militariga Midowga Yurub

Muqdisho - Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Sarreeye...

Ciidamada Badda Puntland oo Hawlgallo ka Bilaabay Xeebaha

Boosaaso - Ciidamada Badda Puntland ayaa bulshada Puntland iyo dhammaan dhinacyada ay khusayso ku wargeliyay inay bilaabeen hawlgallo lagu xoojinayo amniga iyo badbaadada xeebaha Puntland,...