Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamada Jubbaland oo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay deegaanka Kudhaa

Jubbada Hoose, Soomaaliya – Ciidamada Daraawiishta iyo kuwa ka tirsan Nabadsugidda ee dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa maanta howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Kudhaa...

Guddoomiyaha SoDMA oo Ka Hadlay Muhiimadda Siyaasadda Cusub ee Maareynta Masiibooyinka Qaranka

Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka gudubtay marxaladdii doodaha iyo qorsheynta, isla markaana...

Soomaali ku nool Mareykanka oo dacwad ka gudbisay go’aanka Trump

Boston, Mareykanka - Qaar ka mid ah muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka ayaa dacwad sharci ah ka gudbiyey maamulka Madaxweyne Donald Trump,...

Chad oo Xiratay Xadka ay la Wadaagto Sudan si looga Hortago Fiditaanka Dagaalka

N’Djamena, Chad – Dowladda Chad ayaa si rasmi ah u xirtay xadka ay la wadaagto Sudan, iyadoo sheegtay in tallaabadan looga gol leeyahay in...

Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee AFRICOM

Kismaayo – Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee AFRICOM, Maj. Gen. Claude K....

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo la kulmay wafdi ka socday Hay’adda Cuntada Adduunka...

Muqdisho  – Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Salim Caliyoow Ibrow, ayaa xafiiskiisa Wasaaradda ku qaabilay wafdi ka...

Waa kuma Mojtaba Khamenei? Hoggaamiyaha Cusub ee doorashadiisa aan farxad-gelin Trump

TEHRAN - Warbaahinta dowladda Iran ayaa xaqiijisay in Mojtaba Khamenei loo doortay Hoggaamiyaha Sare ee cusub ee dalka Iran, isagoo beddelaya aabbihii, Ayatollah Ali...

Dhisidda Kalsoonida bulshada dhexdeeda iyo is-aaminaadda waa furaha nabadda iyo dowladnimada

Dhisidda Kalsoonida bulshada dhexdeeda iyo is-aaminaadda waa furaha nabadda iyo dowladnimada.   DAAWO

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ka digay muddo-kororsi

Muqdisho - Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si cad uga soo horjeestay isku day kasta oo lagu kordhinayo muddada xilheynta Baarlamaanka Federaalka iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Deeq Lacageed ku Wareejisay Ururka Daryeel Bulsho si loogu...

Muqdisho - Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa maanta qabatay munaasabad lagu wareejinayay deeq lacageed 14,400 US Dollar oo ay iska soo uruuriyeen shaqaalaha...

WARAR KALE

US carries out air strike against ISIS fighters in Puntland

BOSASO — The United States military said it carried out an air strike targeting Islamic State fighters in northeastern Somalia’s Puntland region, in coordination...

Ciidamada Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay Calmiskaad, Puntland

BOOSAASO - Militariga Mareykanka ayaa sheegay inuu duqeyn cirka ah la beegsaday kooxda Daacish ee ka howlgasha buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, iyagoo kaashanaya...

US judge halts Trump move to end deportation protections for Somalis

WASHINGTON — A US federal judge has issued an emergency order blocking a move by former president Donald Trump’s administration to terminate temporary deportation...