Dr. Cumar Axmed Qaadi oo loo magacaabey Xoghayaha Guud ee Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka
MUQDISHO - Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka ayaa magacaabay Xoghayaha Guud iyo Ku-xigeenka Guud ee Golaha, taas oo qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo hoggaanka,...
AUSSOM iyo UK oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amniga Soomaaliya
MUQDISHO – Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ahna Madaxa Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Danjire El Hadji...
AU iyo Qaramada Midoobay oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga iyo Nabadda Afrika
NEW YORK - Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU), Mudane Mahmoud Ali Youssouf, iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa si wadajir ah...
Puntland oo Hawlgal Ballaaran ka Bilowday Xeebaha si Looga Hortago Burcad-badeedda
Garoowe, Puntland — Ciidamada Badda Dowladda Puntland ayaa bilaabay hawlgal ballaaran oo lagu xaqiijinayo amniga badda iyo magaalooyinka xeebaha ah ee Puntland, iyadoo diiradda...
NISA oo Sheegtay in Hawlgallo ka Dhacay Shabeellaha Dhexe Lagu Dilay xubno Al-Shabaab ah
Shabeellaha Dhexe, Soomaaliya — Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Guulane iyo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qaabilay Wafdi Sare oo ka Socda Ciidanka Cirka Pakistan
Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi sare...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulan la Qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka
Muqdisho — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka...
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Kulan la Qaatay Guddiga Diyaar-garowga El-Niño
Baydhabo — Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Guddiga Heer Wasiir ee Diyaar-garowga iyo Ka...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Wafdi Saraakiil Ciidan ah oo ka Socday Masar
Muqdisho — Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah oo booqasho ku jooga...
Guddoomiyaha Midowga Afrika oo Gaaray New York si uu uga Qayb Galo Kalfadhiga 81-aad...
New York - Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka, Mudane Salma Malika Hadadi, iyo wafdi ka kooban...















