Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ra’iisul wasaare Xamza oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Jabuuti

JABUUTI (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa la kulmay...

Wasiir Juxa oo war cusub kasoo saaray khilaafka doorashada Puntland

GAROOWE (SMN) - Wasiirka arrimaha gudaha maamul goboleedka Puntland, Mudane Cabdi Faarax Saciid (Juxa) oo u warramay Warfidiyeenka ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee...

Soomaaliya oo ku biirtay heshiiskii Iskaashiga (OACPS-EU)

BRUSSELS (SMN) - Dowlada Faderaal Soomaaliya ayaa maanta si buuxda ugu biirtay wadamada qeyb uga noqday Heshiis Iskaashi Wadaag oo dhexmara xubnaha Ururka Africa,...

Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay gobolka Jubada Dhexe

NAIROBI, Kenya - Iyaga oo kaashanaya dowladda Federaalka Soomaaliya, Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa duqeyn cirka ah oo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay...

R/W ku xigeenka dalka oo la kulmay wafdi ka socda Bangiga Adduunka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -.Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Dr. Floribert Ngaruko oo ah...

Hay’adda SoDMA oo $1 Milyan kala wareegtay dowladda Shiinaha + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta waxa uu Dowladda Shiinaha kala wareegay lacag...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo shir ka daah-furay dalka Jabuuti

JABUUTI (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Jabuuti ku daah-furay shirka sanadlaha ah ee Machadka Heritage.   Mudane...

Mid kamid ah musharaxiint Puntland oo ku geeriyooday shil ka dhacay Bari

BOOSAASO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta shil gaari oo khasaare kala duwan sababay uu ka dhacay waddada...

Taliyaha ciidanka Booliska dalka Jabuuti oo soo gaaray Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Boliiska dalka jabuuti G/lle sare Cabdiraxmaan Cali Kaahin ayaa goordhow soo gaaray Magaalada...

Sawrro: Ciidamada Xoogga dalka oo deegaano horleh kala wareegay Shabaab

XARARDHEERE (SMN) - Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa saaka la wareegay Deegaano dhaca Koonfurta Gobolka Mudug, kadib howlgallo ay ka sameeyeen...

WARAR KALE

Sarreeye Guuto Ivan Falasca oo La Wareegay Hoggaanka Hawlgalka EUTM-S ee Soomaaliya

MUQDISHO - Sarreeye Guuto Ivan FALASCA ayaa si rasmi ah ula wareegay hoggaanka EUTM-S, isagoo xilka kala wareegay Sarreeye Guuto Elio MANES, munaasabad isbeddelka...

Brigadier General Ivan FALASCA formally assumes command of the European Union Training Mission in...

MOGADISHU, Somalia - Brigadier General Ivan FALASCA formally assumed command of the European Union Training Mission in Somalia (EUTM Somalia), succeeding Brigadier General Elio...

Imaaraadka Carabta oo Cambaareeyay Dilka Shaqaalaha Markab Shidaal oo Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

ABU DHABI, Imaaraadka Carabta — Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaareysay weerarkii sababay dhimashada iyo dhaawaca xubno ka tirsanaa shaqaalaha markabka shidaalka qaada ee MT...