Dowladda Soomaaliya oo baaq culus u dirtay Beesha Caalamka
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa sheegay in doomihii ay u direen gobolka Gedo...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo khudbad ka jeediyay shirka London
LONDON (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada London kaga qeyb galay shirweynaha cunno yarida oo looga hadlayay sidii...
UK oo shaacisay $100 miliyan oo lagu hormarinayo kaabayaasha dhaqaalaha Somalia
LONDON (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Mudane Rishi Sunak ayaa soo bandhigay sida...
Ra’iisul wasaare Xamza oo kulamo ka wada gobolka Gedo + Sawirro
DOOLOW (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, maamulka...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda siyaasadeed ee Maamulka Puntland
GAROOWE (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in maanta xaalad deganaasho ah oo aan caga badan ku taagneyn laga dareemayo magaalada...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo booqasho ku tegay gobolka Gedo + Sawirro
DOOLOW (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda Bani’aadanimo ee ka dhalatay...
Maxkamadda Ciidamada oo maanta la horgeeyay xubno ka tirsan Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda ciidmada Qalabka sida ayaa u fariisatay dhageysiga kiiska xubna ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas lagu soo eedeeyay qaraxyo ka dhacay gudaha...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir caalami ah uga qayb-galayo London
LONDON (SMN) - Magaalada London ee dalka Ingiriiska waxaa gordhow ka furmaya shir caalami ah oo ay ka qayb galayaan madax badan oo dunida...
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay safiirka dalka Kenya
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah u sameeyay safiirka Kenya u fadhiya Soomaaliya, Maj Gen...
Kulan looga tashanayo geedi socodka doorayooyinka oo la furmay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Magaalada muqdisho maanta waxaa ka furmay kulan looga tashanayo geedi socodka iyo hanaanka doorayooyinka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya kaas oo daba socda...















