Qariiradda Dalladdda EAC oo lagu soo daray tan Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Waxaa Isbadal lagu sameeyay qariiradda Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika kadib ku biiristii Soomaaliya waxaana lagu biiriyay qariiradda Soomaaliya.
Qariiradda ayaa markii...
DF oo doonyo sida shixnado gargaar ah u dirtay Jubbaland iyo Puntland
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiiboyinka ayaa laba Doonyo oo sida shixnado gargaar ah u kala dirtay deegaanada dowlad-goboledyada Puntland iyo Jubbaland.
Guddoomiyaha hay’adda Maareynta...
Mareykanka oo war kasoo saaray guusha laga gaaray deyn-cafinta Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Mareykanka ayaa si wayn usoo dhawaysay guusha Soomaaliya ka gaartay deyn cafinta kadib markii laga dhaafay $4.5 bilyan oo dollar,...
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo gudaha u galay degmada Ruun-nirgood
RUUN-NIRGOOD (SMN) – Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ciidamada huwanta ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta degmada Ruun-nirgood...
Gaari ay leedahay shirkadda Hormuud oo lagu qarxiyay duleedka Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Waxaa shalay oo taariikhdu ahayd 13/12/2023, abaaro 5tii galabnimo qarax weyn oo nuuca miinada dhulka lagu aaso ah lala eegtay gaari...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in wiilkiisa uusan ka cararin Turkiga
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in wiilkiisa uusan ka soo cararin Turkiga kadib markii uu ku lug yeeshay shil gaari oo ka...
Munaasabad loogu dabaal-dagayay deyn cafinta oo lagu qabtay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dhammeystirka geeddiga Deyn Cafinta Soomaaliya ay tahay guul...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo deyn cafinta kadib kulamo ka wada New York
NEW YORK (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo kula qaatay xarumahooda magaalada Washington ee dalka Mareykanka mas’uuliyiinta ka...
Farmaajo oo war kasoo saaray guusha laga gaaray deyn cafinta Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay guusha weyn laga gaaray cafinta...
Somalia oo ka qayb-gashay shirka taliyayaasha Military-ga ee dalalka Islaamka
RIYAD (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibrahim sheekh Muxudiin ayaa magaaalada Riyaad ee dalka Boqortooyada Sacuudiga kaga qeyb-galay shirka taliyayaasha Ciidamada...















