WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

R/W Rooble iyo beesha caalamka oo shir ku leh magaalada Muqdisho + Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo furay shir ay ka qayb galayaan saaxiibbada Caalamiga ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka...

Qarax ka dhacay degmada Kaxda iyo wararkii ugu dambeeyey

Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku dhintay, mid kalena dhaawac ayaa soo gaaray, kadib markii qarax lala beegsaday  gaari nooca raaxad ah...

Wabiga Shabelle oo fatahaad horleh ka sameeyey magaalada Jowhar

Qeybo ka mid ah Tuulooyinka hoosyimaada magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabeelle, wax kasocda qul qulka dadka ka barkacay Fatahaad uu sameeyayWabiga...

Faah faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay Beledweyne

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyey labo maleeshiyo beeleed oo saaka ka dhacay gudaha magaalada Beledweyne...

Duqa Muqdisho iyo Sheekh Shariif oo ka wada hadlay xaaladda dalka + Sawirro

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magalaada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud   Maxamed (Cumar filish) ayaa la kulmay Madaxweynihii  hore ee Soomaaliya Mudane Shariif...

Sawirro: MW Farmaajo oo kulan la qaatay Culimada Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka kulan afuro ah kula qaatay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed...

Sawirro: Axmed Madoobe oo la kulmay saraakiil ka tirsan ciidamada Mareykanka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay sarakiisha ciidamada Mareykanka ee ka howlagala Jubbaland.

Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo magacaabay wasiir cusub

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...

Garissa elders welcome state’s move to close refugee camps

Garissa elders have  welcomed the move by the government to close Kakuma and Daadab refugee camps. They said they...

Somali sets up committee to resolve recent violence in Mogadishu

Somali Prime Minister Mohamed Hussein Role appointed a committee to resolve the recent crisis in Mogadishu. A statement from...

WARAR KALE

Khatarta Burcad-badeeda Soomaaliya oo sii kordhaysa

MUQDISHO (SMN) - Warbixin ku saabsan khatarta burcad badeedda ee xeebaha Soomaaliya oo kasoo baxday howlgalka Midowga Yurub ee ATALANTA ayaa lagu sheegay in...

Booliska oo soo qabtay rag ku howlanaa buufinta mootooyinka A iyo B + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Howl-gal ay Sameeyeen Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa Gacanta loogu Soo Dhigey Eedeysanayaal xili ay Gacan Kula Jireen Sameynta Calaamada A iyo...

Hay’adda SoDMA oo gargaar kala wareegtay Imaaraadka Carabta

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallin Cabdille, ayaa kulan la qaatay Safiirka Isku-tagga Imaaraadka Carabta Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi.   Kulankaan...