WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Shangaani iyo Bargaan oo xalay ku baratamay tartan aqooneedka Shabelle

Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay deegaanka Bargaan oo ka tirsan gobolka Galgaduud iyo degmada Shangaani...

Guddoomiye Mursal oo kulan isugu yeeray xildhibaanada Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa isugu yeeray Xildhibaannada Golaha Shacabka inay ka soo qeyb...

Dhageyso: Warka subax ee Idaacadda Shabelle

Halkan hoose ka dhageyso warka subax ee Idaacadda Shabelle.

Muxuu MW Farmaajo ka yiri xaaladda siyaasadeed ee dalka?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo caawa si toos ah ula hadlay Shacabka Soomaaliyeed ayaa uga booga dhayey walaac...

Wasaaradda arrimaha Gudaha XF oo ku baaqday in loo diyaar garoobo doorasho

Iyadoo Laga Ambaqaadayo Barnaamijka xukuumadda ee ku aaddan hirgelinta Dooorashooyinka Qaranka oo ay fulinteeda u xilsaarantahay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta...

MW Farmaajo oo khudbad u jeedin doono shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa khudbad u jeedin doona shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Dalka ayaa...

Aqriso: Ra’iisul wasaare Rooble oo ku dhawaaqay go’aanno culus

Bismillaahi, Markii aan tixgaliyay duruufaha Adag ee uu dalku ku jiro iyo baahida loo qabo in xal deg deg...

US issues travel advisory against Somalia

The United States has warned its citizens against travelling to Somalia following violence that erupted in the capital Mogadishu on Sunday.

US ‘gravely concerned’ over violence in Somalia

The US has said it is gravely concerned over recent violent clashes in Somalia's capital Mogadishu as a former president accused the...

Wasiirka amniga oo ka hadlay xaaladda guud ee magaalada Muqdisho

Wasiirka Amniga XFS oo shir jaraaid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaalada kusoo korortay Magaalada Muqdisho isagoo sheegay in wax...

WARAR KALE

Salaam Bank Uganda named best new Islamic banker at IFN Global awards

Salaam Bank Uganda has been named the Best New Islamic Bank in 2023 at the esteemed Islamic Finance News (IFN) Global Awards 2024. This...

Nearly 100 Al-Shabaab Militants Surrender in Somalia

MOGADISHU, Somalia - In a significant development towards peace and stability in Somalia, the Somali government has reported that approximately a hundred al-Shabaab militants...

Salaam Bank Uganda oo ku guuleystay Abaalmarin Caalami ah + Sawirro

KAMPALA (SMN) - l Salaam Bank Uganda ayaa ku guuleystay abaalmarinta Caalamiga ah ee (IFN) 2024 isagoo noqday Bankiga ugu wanaagsan bangiyadda islaamiga ah.   Abaalmarintan...