Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Muxuu R/W Xamza kala hadlay golaha wasiirada Jubbaland? + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada Jubbaland oo diiradda lagu...

Faahfaahin ku saabsan qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya jugta qarax aad u xooganaa oo xalay saq-dhexe laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada Muqdisho.   Qaraxa...

Safiirada Turkiga, Shina & xubno ka socda QM oo booqday barakacaayasha Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa geeyey Safiirrada Turkiga, Shiinaha iyo Xafiiska Qaramada ee Soomaaliya goobaha ay...

DF Soomaaliya oo la wareegtay xarunta Bangigga Dhexe ee Kismaayo + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tilmaamay dib-u-howlgelinta laanta Bangiga dhexe ee Kismaayo tallaabo muhiim...

Ciidamada dowladda oo weeraray goob ay ku sugnaayeen Shabaab + Khasaaraha

DHUUSAMAREEB (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo xalay iyo maanta ay ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka...

Waddo laami ah oo laga dhagax-dhigay magaalada Kismaayo + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo talooyin ka dhageystay bulshada rayidka ah

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ballaarinaya latashiyada ku aaddan xaqiijinta hiigsiyada dalkeenna ayaa kulamo la qaatay dhallinyarada,...

Wararkii ugu dambeeyay xiisad dagaal oo maanta ka taagan duleedka Jowhar

JOWHAR (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe  ayaa waxay sheegayaan in saaka halkaasi ay ka jirto xiisad dagaal oo u dhexeyso laba...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay bulshada Kismaayo + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo xalay la kulmay qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool...

Sawirro: Shir xasaasi ah oo u furmay DF Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka

MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guryeynta, Mahdi Sheekh Cabdullahi ayaa daah furay kulan wadatashi ah oo...

WARAR KALE

Somali parliament speaker arrives in Arusha for regional, global parliamentary meetings

ARUSHA, Tanzania — Somali Ambassador to Tanzania Ilyaas Ali Hassan has welcomed Speaker of the Federal Parliament's House of the People Abdulkadir Mohamed Nur “Jaamac”...

Baidoa talks focus on political reconciliation and stability in South West Somalia

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Aadan Mohamed Nur Madobe has met former Somali parliament speaker Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman in Baidoa as...

Egypt expels Ethiopian embassy adviser in diplomatic retaliation

CAIRO, Egypt — Egypt has ordered an adviser at the Ethiopian Embassy in Cairo to leave the country within 48 hours, in a diplomatic...