Taliyaha NISA oo booqasho ku tegay suuqa weyn ee Bakaaraha + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha hay’adda sirdoonka iyo nabad sugida Qaranka Mahad Maxamed Salad ayaa maanta kormeeray isbadalka amni ee suuqa ugu weyn Soomaaliya ee...
DF oo ka warbixisay sababta keentay inuu hakad galo dagaalka Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamza Cabdi Barre oo haatan ku sugan magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta KMG ka ah ee...
Sawirro: Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray degmada Afmadow + Sawirro
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta gaaray Degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose oo kamid ah meelaha ay ku dhufteen...
Dowladda Soomaaliya oo maanta Ruushka kala wareegtay shixnad gargaar ah
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaliya ayaa maanta kala wareegtay safiirka Dalka Ruushka gargaar Raashin ah kaas oo loogu talo galay Dadka ay saameeyeen fatahaadaha...
R/W Xamza oo ka hadlay khilaafka u dhexeeyo dowladda dhexe iyo Puntland
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo weli ku sugan magaallo xeebeedka Kismaayo ayaa ka hadlay arrimo ku aadan khilaafka dowladda federaalka kala dhexeeya...
Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay guddiga QM ee C34 + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS mudane Cali Cumar Balcad ayaa la kulmay Guddiga...
Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo hortegay bulshada magaalada Kismaayo
KISMAAYO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka qeyb galay dood furan oo uu soo qaban qaabiyey...
DF Soomaaliya oo war kasoo saartay taageero ay ka heshay Midowga Yurub
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhowaysay taageero Maaliyaddeed oo midowga Yurub u fidiyey Ciidamada Qaranka Soomaaliya,midowga Yurub ayaa sidoo kale u fidiyey...
Wafdi ka socda Heya’adda WHO oo booqday Xarunta SoDMA + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wafdi ka socda Hey’adda Cafimaadka Aduunka ee WHO ayna horkacayso Madaxa xiriirka Cafimaadka Ms. Erna ayaa maanta booqasho ku timid xarunta...
Madaale oo kormeer ku tagay waddada isku xirta Isgoyska Dabka illaa Bakaaraha
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala,...















