Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ra’iisul wasaare Xamza oo magaalada Kismaayo ka furay saddex mashruuc

KISMAAYO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Kismaayo ku daah furay saddex mashruuc oo la xiriira xalka-waara...

Madaxweynaha JFS oo furay hanaanka diyaarinta hiigsiga qarni-jirka Somalia

MUQDISHO (SMN) - Madaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka hannaanka diyaarinta hiigsiga qarni-jirka...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo toogasho ku xukuntay askari dil gaystay

MUQDISHO (SMN) - Dable Boolis Cabdi Kaafi Nuur Yuusuf ayaa loo soo xiray dil bareer ah u geystay marxuum Cali Cabdi Cali falkaas oo...

Markab ka badbaaday isku-day afduub meel ku dhaw xeebaha Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) -  Koox loo maleynayo burcad badeed ayaa gacanta ku dhigay oo markii dambena sii daayay markab lala xiriirinayo Israa’iil oo marayay xeebaha...

Xamza oo xarigga ka jaray xarunta Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland

KISMAAYO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre  oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam , ayaa...

Daawo: Xildhibaano ku dhawaaqay Kutlad la magac baxday Toosin Qaran

MUQDISHO (SMN) - Qaar kamid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho uga dhawaaqay Kutlad la magac baxday Toosin Qaran.   Xildhibaanadan oo u...

XFS oo shaacisay inay ka cabsi qabto xanuuno ka dilaaca fatahaadaha dalka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa war cusub kasoo saaray xaaladda adag ee ka jirta...

Maamulka Gobolka Sh/Hoose oo war kasoo saaray dagaal ka dhacay Jasiira

AFGOOYE (SMN) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose, Maxamed Ibraahim Barre oo shir jaraa'id u qabtay warbaahinta ayaa ka warbixiyay dagaal shalay ka dhacay...

Sawirro: R/Wasaaraha XFS oo booqday barakacayaal ku sugan Kismaayo

KISMAAYO (SMN) -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa booqday...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta magacaabay Ergay cusub

MUQDISHO (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ergayga Gaarka ah ee u qaabilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka u...

WARAR KALE

Somali parliament speaker arrives in Arusha for regional, global parliamentary meetings

ARUSHA, Tanzania — Somali Ambassador to Tanzania Ilyaas Ali Hassan has welcomed Speaker of the Federal Parliament's House of the People Abdulkadir Mohamed Nur “Jaamac”...

Baidoa talks focus on political reconciliation and stability in South West Somalia

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Aadan Mohamed Nur Madobe has met former Somali parliament speaker Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman in Baidoa as...

Egypt expels Ethiopian embassy adviser in diplomatic retaliation

CAIRO, Egypt — Egypt has ordered an adviser at the Ethiopian Embassy in Cairo to leave the country within 48 hours, in a diplomatic...