Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Tansaaniya + Ujeedka

ARUUSHA (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si diirran loogu soo dhaweyeyey magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa ka...

Puntland oo shaacisay mowqifkeeda ku aadan wax ka bedalka Dasuurka Somalia

Garoowe (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu wehliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah...

Ciidanka Kenya oo burburiyay goob ay ku sugnaayeen xubno katirsan Al-Shabaab

GARISSA - Ciidamada Kenya ayaa weerar ku qaaday goob ay ku sugnaayeen dagaalyahanada Al-Shabaab degaanka Dabalwein oo ku dhaw Ijara ee ismaamulka Garissa,...

Buuq xoogan oo hareeyay kulan ay lahaayeen xildhibaanada Puntland

GAROOWE (SMN) - Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan magaalada Garoowe ayaa kasii dareysa, taas oo ka dhalatay muranka doorashooyinka ee u dhexeeya xukuumadda iyo...

Shirka golaha wasiirada Soomaaliya oo looga hadlay arrimo xasaasi ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay roobabka daadadka wata ee ka da’aya dalka,...

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wasiirka difaaca ee Boqortooyada UK

LONDON (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa inta uu ku sugnaa magaalada London waxa uu la kulmay Wasiirka...

Guddoomiyaha SoDMA oo gargaar kala wareegay Hay’ad Turki ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Mahamuud Moallim Abdulle ayaa maanta waxa uu shixnad mucaawino gargaar ah ka...

Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay dalka Shiinaha + Sawirro

FUZHOU (SMN) - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Mudane Cawaale Kullane, , ayaa ka qeyb galay shirka Rugaha Ganacsiga iyo Ururada Caalamiga...

Sawirro: Maxaa kasoo kordhay safarka MW Xasan Sheekh ee London?

LODON (SMN) - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Cilmi Baarista Amniga RUSI ee magaalada London kaga qeybgalay kulan uu uga hadlay duullaanka Dowlada...

Boqolaal qoysas ah oo weli ku go’doonsan fatahaadaha ku dhuftay Jubbaland

KISMAAYO (SMN) - Agaasimaha wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland Aadan Faarax Gaarane oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay xaaladaha bani’aadanimo ee ka...

WARAR KALE

Agaasimaha NISA oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada

Dhuusamareeb - Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, ayaa caawa kulamo kala duwan la yeeshay...

Somali parliament speaker arrives in Arusha for regional, global parliamentary meetings

ARUSHA, Tanzania — Somali Ambassador to Tanzania Ilyaas Ali Hassan has welcomed Speaker of the Federal Parliament's House of the People Abdulkadir Mohamed Nur “Jaamac”...

Baidoa talks focus on political reconciliation and stability in South West Somalia

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Aadan Mohamed Nur Madobe has met former Somali parliament speaker Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman in Baidoa as...