Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dowladda Soomaaliya oo deeq lacageed ka heshay dalka Shiinaha + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya H.E Fei Shengchao ayaa maanta ku wareejiyay Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle kaalmo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baydhabo + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo kuso dhoweyey Wafdi uu Hogaaminayey Gudoomiyaha Gollaha Shacabka...

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal ka socdo duleedka magaalada Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in saaka uu mar kale dagaal culus dib uga qarxay duleedka magaalada Laascaanood...

Diyaaraddii ugu horreysay oo gargaar sida oo ka degtay Beledweyne + Sawirro

BELEDWEYNE (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxa ay gaarsiisay diyaaradii ugu horaysay...

Ciidamada DF oo soo bandhigay odayaal la shaqeynayay Al-Shabaab

DHUUSAMAREEB (SMN) - Taliska ciidamada Xoogga dalka ayaa gobolka Galgaduud kusoo bandhigay odayaal la sheegay inay Al-Shabaab u qaabilsanaayeen uruurinta xoolaha, qaybo ka mid...

Maamulka Gobolka Banaadir oo howlo biyo saaris ah ka sameeyay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Dowladda hoose ee Xamar ayaa xalay fulisay howla ballaaran oo biyaha looga qaadayo qaar kamid waddooyinka Caasimadda oo ay biya dhigeen...

DF oo loogu baaqay inay dhaqangeliso go’aanka ay kasoo saartay 1XBET

MUQDISHO (SMN) - Nuur Sheekh Cismaan Cabdullaahi oo ah falanqeeye ku xeeldheer arrimaha sharciga ayaa soo dhaweeyay tallaabada ay dowladda Soomaaliya ku xirtay aaladda...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay saraakiil ka tirsan Xoogga dalka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xurunta dhexe ee hay’adda SoDMA ku qaabilay Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Md. Cabdinuur...

Laftagareen oo la kulmay qaar kamid ah xildhibaanada labada Gole + Sawiro

BAYDHABA (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magaalada Baydhabo kulan kula yeeshay Xildhibaanada labadda Aqal ee Baarlamaanka...

R/W Xamza Cabdi Barre oo hambalyo u diray Macallimiinta Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hamblayeeyey 21 Nofeembar Maalinta Macalinka Soomaaliyeed iyaga iyo qoysaskooda,.   Xamza...

WARAR KALE

Agaasimaha NISA oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada

Dhuusamareeb - Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, ayaa caawa kulamo kala duwan la yeeshay...

Somali parliament speaker arrives in Arusha for regional, global parliamentary meetings

ARUSHA, Tanzania — Somali Ambassador to Tanzania Ilyaas Ali Hassan has welcomed Speaker of the Federal Parliament's House of the People Abdulkadir Mohamed Nur “Jaamac”...

Baidoa talks focus on political reconciliation and stability in South West Somalia

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Aadan Mohamed Nur Madobe has met former Somali parliament speaker Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman in Baidoa as...