Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidamada ammaanka oo xalay howlgal ka sameeyay xeebta Liido + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa xalay howlgal qorsheysan waxa ay ka fuliyeen goobo gaar ah oo ku yaalla xeebta Liido ee magaalada...

Kalfadhiga 4-aad ee BFS oo maanta furmayo iyo Wararkii ugu dambeeyay

MUQDISHO (SMN) - Waxaa la filayaa in maanta uu furmo kalfadhiga 4-aad ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, maadaama muddooyinkii ay fasax ku maqnaayeen xildhibaanada Soomaaliyeed.   Kulanka...

Rooble oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay ku biirista Ururka EAC

MUQDISHO (SMN) - Raii’sul wasaarihii hore ee XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeysy ku biirista Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gudoomay kursiga xubinimada JFS ee daladda EAC

CARUUSHA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb-galay Meertada 23-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa guddoomay...

Soomaaliya oo si buuxda ugu biirtay daladda bulshada bariga Afrika ee EAC

CARUUSHA (SMN) - Soomaaliya waxa ay si buuxda uga kamid noqotay xubinimada Urur Gobaleedka dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika, kadib codeyn loo qaaday.   Dowladda Soomaaliya ayaa...

Somalia oo saxiixday sharciga xarunta shaqada ee ururka Iskaashiga Islaamka

BAKU (SMN) - Wasiiru-dawlaha Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yusuf Maxamed Aadan, ayaa maanta magaalada Baku ee Jamhuuriyada Azerbaijan ku...

Itoobiya oo isha ku haysa dekad wayn oo ku taalla Soomaaliya

ADDIS ABABA (SMN) - Wada-hadallada Itoobiya iyo Maamulka Somaliland ee ku saabsan suurtagalnimada isticmaalka dekedda magaalada Berbera ayaa meel wanaagsan maraya,  sida ay sheegtay...

Xubinimada Soomaaliya ee EAC oo maanta go’aan laga gaarayo

CARUUSHA (SMN) - Waxaa maanta magaalada Caruusha ee dalka Tanzaaniya la filayaa inuu ka furmo shir madaxdeed ay yeeallanayaan dalalka xubnaha ka ah dallada bulshada...

Somalia oo Jarmalka, Spain, Uk, Baxreyn iyo Singapore uga guulaysatay abaal-marinta hoggaamiyaha isgaarsiinta adduunka

AMSTERDAM (SMN) -  Guddoomiyaha Hormuud Telecom, Axmed Maxamuud Yuusuf, ayaa Soomaaliya guul uga soo hooyay billadda ???????????? ???????? ???? ee abaalmarinta Isgaarsiinta Adduunka, oo...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Tansaaniya + Ujeedka

ARUUSHA (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si diirran loogu soo dhaweyeyey magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa ka...

WARAR KALE

Somali parliament speaker arrives in Arusha for regional, global parliamentary meetings

ARUSHA, Tanzania — Somali Ambassador to Tanzania Ilyaas Ali Hassan has welcomed Speaker of the Federal Parliament's House of the People Abdulkadir Mohamed Nur “Jaamac”...

Baidoa talks focus on political reconciliation and stability in South West Somalia

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Aadan Mohamed Nur Madobe has met former Somali parliament speaker Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman in Baidoa as...

Egypt expels Ethiopian embassy adviser in diplomatic retaliation

CAIRO, Egypt — Egypt has ordered an adviser at the Ethiopian Embassy in Cairo to leave the country within 48 hours, in a diplomatic...