Midowga Afrika oo maanta ka shiraya arrimaha Soomaaliya

Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika ayaa maanta shir ka yeelanaya xaaladda siyaasadeed ee dalka ka dib codsigii madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya...

Muxuu Mareykanka ka yiri doorashadii uu kusoo baxay Xasan Sheekh?

WASHINGTON (SMN) - Dowladda Maraykanka ayaa soo dhaweysay doorashadii uu kusoo baxay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana wasaaradda arrimaha dibada Maraykanku...

Aqriso: Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo magacaabis sameeyey

Raโ€™iisul wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Arrimaha gudaha iyo Warfaafinta. Wareegto uu soo...

Maxay ka wada-hadleen wasiir arrimo dibadeedyada Somalia & Rwanda?

KIGALI (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali oo booqasho rasmi ah ku tegey...

R/W Xamza oo ka hadlay khilaafka u dhexeeyo dowladda dhexe iyo Puntland

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo weli ku sugan magaallo xeebeedka Kismaayo ayaa ka hadlay arrimo ku aadan khilaafka dowladda federaalka kala dhexeeya...

Wararkii ugu dambeeyey ee qaraxa ka dhacay magaalada Beledweyne

MUQDISHO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in barqanimadii maanta xoogan uu ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi, kaas...

Galmudug president meets with Chinese ambassador

MOGADISHU The president of Galmudug Ahmed Abdi Kariye had held a meeting with the Chinese ambassador to Somalia FEI Shengchao in Mogadishu. Both sides...

R/W Rooble oo qiray inuu gaabis ka jiro habka ay ku socoto doorashada dalka

BAYDHABO (SMN) -Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb-galay munaasabadda Sannad-guurada 3aad ee ka soo wareegtay markii la doortay...

WARAR KALE