Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay talisyada ciidanka Xoogga iyo AFRICOM
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho kulan kula qaatay siihayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya A.I Shane Dixon...
Akhriso: Madaxweynaha maamulka Puntland oo magacaabis sameeyay
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland oo maanta wareegto soo saaray ayaa magacaabay maareeyaha iyo maareeye ku-xigeenka kastamka tuurdibi ee maamulkaasi.
Axmed Maxamed Xasan (Orshe) ayaa...
Laba askari oo maanta lagu toogtay magaalada Baydhabo + Sababta
BAYDHABO (SMN) - Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxaa maanta lagu toogtay laba askari oo horay dilal uga gaystay deegaanada Koonfur Galbeed..
Geedow...
Daawo: Askari bam-gacmeed ku weeraray hooyo maqaayad ku leh Tarabuunka
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar uu askari ka tirsan ciidamada dowladda ku qaaday maqaayad ku taalla agagaarka isgoyska Tarabuunka...
Ciidamada ATMIS oo madaafiic ku garaacay deegaano ay joogeen Shacab
DIINSOOR (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobilka Baay ayaa sheegaya in saaka ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah ATMIS ay madaafiic xoogan ku...
Taliyaha ciidamada Xoogga dalka oo farriin u diray dadka Soomaaliyeed
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Janaraal Ibraahim Sheekh Muxyidiin Cadow oo magaalada Muqdisho kula hadlay warbaahinta ayaa farriin culus u diray...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray dalka Mareykanka + Sawirro
WASHINGTON (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu Hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Washington...
Wiil yar oo kufsi iyo dil loogu gaystay waqooyiga magaalada Gaalkacyo
GAALKACYO (SMN) - Faahfaahino kala duwan ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, taas oo...
Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dhismaha waddada Jamhuuriya + Sawirro
GAALKACYO (SMN) - Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha wadda Laami ah oo...
Ilhaan Cumar oo dil loogu hanjabay kadib markii ay dhaleeceysay Israel
WASHINGTON (SMN) - Ilhan Omar, oo katirsan baarlamaanka Mareykanka ayaa sheegtay in khatar amni ay soo wajahday noloshooda iyo midka qoyskeeda kadib markii ay...















