Shir looga hadlayay ammaanka oo lagu qabtay Aqalka Dowladda Hoose + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Maxamed...
Deni oo hoggaan cusub u magacaabay taliska ciidanka daraawiishta Puntland
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo soo saaray wareegto cusub ayaa hoggaan cusub u magacaabay taliska ciidanka daraawiishta...
Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Belgium-ka + Ujeedka
BRUSSELS (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka
Ujeedka madaxweynaha ayaa la xiriira ka...
Waddadii burbursaneyd ee Via Liberia oo la dhisay + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray dhismaha Waddada Laamiga Via Liberia...
Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda oo ku dagaalamay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya iska hor imaad hubeysan oo maanta ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda ku dhex-maray...
Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay R/W ku xigeenka dalka?
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shirka Golaha Sugidda Cunnada iyo isbeddelka cimillada ee heer Wasiir.
Shirkan...
Shirweynaha 5-aad ee Caafimaadka Soomaaliya oo ka furmay Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB (SMN) - Shirka 5-aad ee Wadatashiga Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaraddaha Caafimaadka ee Dowlad Goboleedyada ayaa maata ka furmay Magaalada Dhuusamareeb...
Xilliga ay dhaceyso doorashada guud ee hoggaanka Puntland oo la shaaciyay
GAROOWE (SMN) - Guddiga Doorashooyinka Puntland oo cuskanaya qaar ka mid ah qodobada dastuurka maamulkaas ayaa soo saaray go'aamo la xiriira doorashada Puntland oo...
Ciidamada Haramcad oo howlgallo culus ka sameeyay duleedka Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa kordhiyay howlgallada culus ay ka wadaan magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda, kuwaas oo lagu...
Maxamuud Macallin oo la kulmay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan u jeedkiisu yahay xoojinta iskaashiga ka dhexeeya labada dalka gaar ahaan...















