Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Hay’adda SoDMA oo gargaar gaarsiisay agoon ku sugan degmada Kaaraan

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta waxa ay gargaar iskugu jira qaybaha kala duwan ee raashinka ay gaarsiisay Xarunta...

Macallin dugsi qur’aan iyo dad kale oo lagu laayay duleedka degmada Cadale

CADALE (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil xalay dad shacab ahaa loogu gaystay agagaarka magaallo xeebeedka Cadale ee gobolka Shabeelaha...

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda adag ee ka jirta magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xaalad adag ay ka taagan tahay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi, kadib...

Sawirro: Muxuu yahay ujeedka safarka Sheekh Aadan Madoobe ee Mareykanka?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay u ambabaxay...

Taliska Booliska oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay qaraxii Ceelasha Biyaha

MUQDISHO (SMN) - Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali (Doodishe) ayaa ka warbixiyay khasaaraha ka dhashay qaraxii saaka ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha...

DF oo warbixin kasoo saartay howlgallada sanadka qaatay ee ka socda dalka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdsiho ayaa faah faahin ka bixiyey guullaha Dowladdu ka...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay ku guuleysatay Barnaamijka Dayn Cafinta

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa ka hadlay hanaanka Dayn cafinta Soomaaliya in uu dhammaanayo bartamaha...

Wararkii ugu dambeeyay qaraxii ka dhacay Ceelasha Biyaha + Khasaaraha

MUQDISHO (SMN) - Ku dhawaad 10 Qof ayaa ku geeriyootay tira intaasi ka badana way ku dhaawacantay qarax loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga...

Saddex askari oo maanta lagu toogtay magaalada Baydhabo + Sababta

BAYDHABO (SMN) - Xuseen Cali Macalim limaan (Gurey) oo ka tirsan Daraawiishta Koonfur Galbeed, Cabduwaaxid Cali Sheikh Aadan oo ka tirsan Militaryga iyo Cabdulaahi...

Muxuu Faysal Cali Waraabe ka yiri aqoonsiga ay DF siisay SSC-Khaatumo?

HARGEYSA (SMN) - Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe oo la hadlay warfidiyeenka ayaa ka falceliyay tallaabadii ay qaaday dowladda federaalka,...

WARAR KALE

Agaasimaha NISA oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada

Dhuusamareeb - Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, ayaa caawa kulamo kala duwan la yeeshay...

Somali parliament speaker arrives in Arusha for regional, global parliamentary meetings

ARUSHA, Tanzania — Somali Ambassador to Tanzania Ilyaas Ali Hassan has welcomed Speaker of the Federal Parliament's House of the People Abdulkadir Mohamed Nur “Jaamac”...

Baidoa talks focus on political reconciliation and stability in South West Somalia

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Aadan Mohamed Nur Madobe has met former Somali parliament speaker Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman in Baidoa as...