Madaxweyne Axmed Madoobe oo maanta saxiixay saddex xeer + Sawirro
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta sixiixay Saddex Xeer oo kala ah:-
Xeerka Hay’ada Waddooyinka Jubaland oo...
Faahfaahin ku saabsan duqeyn ka dhacday magaalada Ceelbuur
CEELBUUR (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay duqeyn culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacday magaalada Ceeblbuur ee gobolka Galgauud.
War kasoo...
Maxkamadda ciidamada oo xukun adag ku riday Xaawo Cismaan iyo labo kale
MUQDISHO (SMN) - Maxkamdda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun ku ridday gabadh loo haystay inay ka tirsanay Al-Shabaab, taasoo siyaabo kala duwan ula...
Sawirro: Dadkii ku dhaawacmay qaraxii Beledweyne oo la keenay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Hay'adda Maareynta Musiibooyinka ee SoDMA ayaa xalay magaalada Muqdisho keentay qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay...
Sawirro: R/W Xamza oo khudbad ka jeediyay Golaha loo dhan yahay ee QM
NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta khudbad dheer oo muhiim ah ka jeediyay kalfadhiga...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Lloyd Austin oo Jabuuti ku kulmaya
JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galin dambe ee maanta kula kulmaya magaalada Jabuuti Xoghaya Gaashanadhigga ee dalka Maraykanka Lloyd Austin.
Kulanka...
DF Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa Maanta xarunta dhexe ee SoDMA Waxa uu ku...
Faah-faahino ka soo baxaya qarax xoogan oo ka dhacay Beledweyne
BELEDWEYNE (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ah oo goordhow ka dhacay gudaha magaalada Beledweyne ee...
Madaxweyne Yoweri Museveni oo ka horymid gooni isu taagga Somaliland
KAMPALA (SMN) - Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay in dowladdiisa aysan taageersaneyn in Somaliland ay ka go'do Soomaaliya, maadaama ay qalad tahay istaartiiji...
HirShabelle oo war kasoo saartay howlgallada ka socda Shabeelaha Dhexe
JOWHAR (SMN) - Wasiirka arrimaha gudaha HirShabelle, Cabrdiraxmaan Daahir Karoore ayaa ka warbixiyay howlgallada ka socda aagga degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Waxa uu...















