Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu furay R/W ku xigeenka dalka?

MUQDISHO (SMN) - Ku simaha Ra'iisul Wasaaraha Ahna Ra'iisul wasaare ku xigeenka XFS Saalax Axmed jaamac ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Dib-u-qaabeynta...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen ra’iisul wasaaraha XFS iyo Antonio Guterres?

NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New York kulan kula qaatay...

Hay’adda SoDMA oo gargaar u qaybisay qoysas danyar ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA oo gacan ka helayso hay'adaha kala ah Sanduuqa hormarinta Dowlada Qatar iyo Qatar charity ayaa...

Dowlada Soomaaliya oo dalbatay in dib loo dhigo dhimista Ciidanka ATMIS

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa raadineysa dib loo dhigo mudo saddex bilood ah  dhimista ciidamada Midowga Afrika ka dib markii ay la kulmeen...

R/W Xamza oo la kulmay Agaasimaha Sanduuqa Lacagta Adduunka IMF

NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray dalka Jabuuti + Ujeedka

JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray dalka Jubuuti, kadib muddo ka badan bil uu ku sugnaa deegaanada laga hogaaminayo dagaalka...

Muxuu Xildhibaan CC Shakuur ka yiri dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab?

DHUUSAMAREEB (SMN) - Siyaasiga caanka ah Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo haatan ku sugan furinta hore ee dagaalka, gaar ahaan Galmudug ayaa ka hadlay dagaalka...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay madaxweyne Joe Biden

NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay kula kulmay...

Dowladda Soomaaliya oo ku guulaysatay shuruudaha Barnaamijka Deyn Cafinta

MUQDISHO (SMN) - Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinta horumarka Maaliyadda iyo Dhaqaalaha Soomaaliya, taas oo ay ka muuqato in ay...

Soomaaliya iyo Ururka Midowga Yurub oo ka arrinsaday iskaashiga Amniga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Siyaasadda iyo Ammaanka...

WARAR KALE

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo Ka Qaybgalay Munaasabadda Dhaarinta Layli Saraakiisha iyo Guutada 22-aad...

Muqdisho - Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Madeey Nurey Sheekh Ufurow, ayaa ka qaybgalay munaasabad rasmi ah oo lagu dhaarinayay dufcaddii 9-aad...

Somalia Highlights Human Rights Reforms at UN Council Meeting in Geneva

GENEVA, Switzerland — Somalia’s Minister of Family and Human Rights Development, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, has outlined the government’s human rights reforms and transition process...

Somalia Condemns Attack on Power Facility Serving Prophet’s Mosque in Medina

MOGADISHU — Somalia on Sunday strongly condemned an attack on a power facility providing electricity to the Prophet’s Mosque in Medina, Saudi Arabia, calling...