Ra’iisul wasaaraha XFS oo New York kula kulmay madaxweynaha Comoros
NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New York kulan gaar ah...
Sawirro: Ciidamada dowladda oo howlgallo culus ka wada Sh/ Dhexe
JOWHAR (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka iyo dadka deegaanka ayaa weli howlgallo culus ka wada qaybo ka mid ah gobolka Shabeelaha Dhexe ee dowlad...
Madaxweynaha JFS oo la shiray madaxda iyo saraakiisha ku sugan Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan wadatashi ah Magaalada Dhusamareeb kula qaatay guddoonka Xildhibaanada BFS, siyaasiyiin...
Sawirro: R/W Xamza oo arrimo xasaasi ah kala hadlay dowladda Sacuudiga
NEW YORK (SMN) - Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo weli ku sugan Mareykanka ayaa kulamo ka wada magaalada New York...
Hay’adda SoDMA oo kulan muhiim ah ku qabatay magaalada Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Maanta Qabatay kulan degdeg ah oo fogaan arag ah, oo looga Arinsanayay u diyaargarowga...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay guddoonka labada Gole + Sawirro
DHUUSAMAREEB (SMN) - Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdixaashi Cabdullahi oo...
Maxay ka wada-hadleen Maxamuud Macallin iyo Danjiraha Imaaraadka?
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan looga hadlayay taageerada arrimaha xasilnta, u-diyaar garowga Duufaanta El-Nino...
CC Shakuur oo booqday jiidda hore ee dagaalka, kadibna diray farriin culus
DHUUSAMAREEB (SMN) - Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Gargaarka oo Booqday Galmudug iyo agaagaga ay ka socdaal...
Itoobiya oo shaaca ka qaaday inay dishay 462 ka tirsanaa Al-Shabaab
ADDIS ABAB (SMN) - Dowladda Itoobiya ayaa war cusub kasoo saartay dagaal toos ah oo ay ciidamadeeda Arbacadii lasoo dhaafay Al-Shabaab kula kaleen duleedka...
DF oo go’aan culus ka soo saartay ka ganacsiga gargaarka Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka ayaa waxaa looga hadlay arrimo ku aadan...















