Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

CC Shakuur oo booqday jiidda hore ee dagaalka, kadibna diray farriin culus

DHUUSAMAREEB (SMN) - Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Gargaarka oo Booqday Galmudug iyo agaagaga ay ka socdaal...

Itoobiya oo shaaca ka qaaday inay dishay 462 ka tirsanaa Al-Shabaab

ADDIS ABAB (SMN) - Dowladda Itoobiya ayaa war cusub kasoo saartay dagaal toos ah oo ay ciidamadeeda Arbacadii lasoo dhaafay Al-Shabaab kula kaleen duleedka...

DF oo go’aan culus ka soo saartay ka ganacsiga gargaarka Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka ayaa waxaa looga hadlay arrimo ku aadan...

R/W Xamza oo New York kula kulmay ra’iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya

NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa madasha uu ka soconayo shirka guud ee Golaha loo dhan...

Sawirro: Guddoonka labada Aqal oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB (SMN) - Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka sare Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan xildhibaano labada...

R/W ku xigeenka oo furay mashruuca ka soo kabashada xasaradaha Somalia.

MUQDISHO (SMN) - Ku-simaha Ra’iisul Wasaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay mashruuca ka soo...

Dowladda Ingiriiska oo 5 milyan ugu deeqday ciidamada Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Dowladda UK ayaa Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan 5 milyan oo Gini, taas oo loogu talagalay xoojinta ciidamada ammaanka Soomaaliya oo...

Al-Cadaala oo farriin u diray shacabka ku sugan deegaanada la xoreeyay

Camaara (SMN) - Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo ku sugan jiidda hore ee dagaalka ayaa ka...

Ganacsato Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika + Magacyada

CAPE TOWN (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil ay xalay kooxo burcad Koonfur Afrikaan ah dalkaasi ugu geysteen laba muwaadin oo...

Jaamci “Eedaha loo jeedinayo wasiirka difaaca ma qabtaan, isagoo joogo furinta”

DHUUSAMAREEB (SMN) - Taliyihii hore ee qeybta 21-aad ee ciidanka Xoogga dalka Xasan Jaamici, isla-markaana haatan kamid ah saraakiisha hoggaamineysa howlgallada ka socda Galmudug...

WARAR KALE

Sooomaaliya iyo Qatar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga

Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta Wasaaradda ku...

Wasiir-dowlaha Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Muqdisho – Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka...

Masar, Soomaaliya, Suudaan iyo Eritrea oo Shir-madaxeed Afargeesood ah ku Yeeshay El Alamein

El Alamein - Madaxweynayaasha Masar, Soomaaliya iyo Eritrea, iyo Guddoomiyaha Golaha Madaxbannaanida Ku-meelgaarka ah ee Suudaan, ayaa magaalada cusub ee El Alamein ku yeeshay...