Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Faah-faahino ka soo baxaya duqeyn ka dhacday gobolka Gedo

CEELWAAQ (SMN) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa duqeymo ay markale maanta diyaaradaha dagaalka Kenya ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolka Gedo.   Duqeymaha...

Wariye ka tirsan Shabelle oo ku dhaawacmay weerarkii Laas-gacmey

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wariye Cabdi Ismaaciil oo Shabelle TV uga soo waramayey Gobolka Galgaduud ayaa kamid noqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii saaka ka dhacay...

Wararkii ugu dambeeyay ee khasaaraha qarax lala beegsaday madaxda Galmudug

WISIL (SMN) - Baabuur uu waday qof is-miidaamiye ah ayaa lala beegsaday tuulada Laas Gacamey oo u dhaxaysa deegaaada Wisil iyo Bacaadweyne ee gobolka...

R/W Xamza oo khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku socoto jidkii horumarka iyo dib...

Qarax lagu weeraray deegaan ay ku sugan yihiin Qoor Qoor iyo madax kale

DHUUSAMAREEB (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ku billowday qarax is-miidaamin oo ay saaka Al-Shabaab ku qaadeen...

Madaxweyne Laftagareen oo wadahadal la yeeshay safiirka UK + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Danjiraha Dowladda Ingiriiska ufadhiya Soomaaliya  Mike Nithavrianakis iyo...

Sawirro: Maxaa ka soo baxay shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga hadlay...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun adag ku riday ragu helay Al-Shabaabnimo

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun kasoo saartay kiiska laba nin oo lagu helay kamid ahaanshiyaha Al-Shabaab.   Labada ruux...

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dhameystirka waddo ku taalla Kaxda

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhameystirka dhismaha wadda Laami ah oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo war cusub kasoo saaray dagaalka Al-Shabaab

DHUUSAMAREEB (SMN) -  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ku tilmaamay mid waafaqsan mabaadi’da shareecada Islaamka, lana mid...

WARAR KALE

Somalia’s Civil Aviation Authority Denies Reports of Aden Adde Airport Closure

MOGADISHU, Somalia — The Somali Civil Aviation Authority (SCAA) has denied reports circulating on social media claiming that Aden Adde International Airport in Mogadishu...

Hay’adda Duulista Hawada oo Beenisay Wararka Lagu Sheegay in Garoonka Aadan Cadde La Xirayo

Muqdisho — Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa beenisay warar maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in maalmaha soo socda la...

Somalia, Qatar Discuss Expanding Cooperation in Development and Investment

MOGADISHU — Somalia and Qatar have discussed strengthening bilateral relations and expanding cooperation in development, investment and efforts to improve government institutions, Somalia’s Foreign...