Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xilidhibaan Marwa Cabdi oo la kulantay guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti

JABUUTI (SMN) - Xilidhibaan Marwa Cabdi Bashiir ayaa kulan la yeelatay guddoomiyaha baarlamaanka jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Dileeta Maxamed Dileeta,kulanka ayaa ahaa sida ay dowladda...

Ugaas Xasan Cabdi oo weerar culus ku qaaday madaxweyne Laftagareen

MUQDISHO (SMN) - Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Koonfur Galbeed Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo u warRamayey Shaballe ayaa Madaxweynaha maamulkaasi, Cabdicasiis Xasan Maxamed( Laftagareen)...

Ciidamada Danab iyo kuwa Jubbaland oo la wareegay deegaano horleh

KISMAAYO (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa...

Somaliland oo ku hanjabtay inay soo afjari doonto dagaalka ka socda Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa waxaa looga hadlay xiisadda dagaal ee magaalada Laascaanood, taas oo u dhexeyso ciidamada...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay saraakiisha ciidamada Gorgor

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Xarunta Howlgalinta Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha guutooyinka Gorgor...

Sheekh Aadan Madoobe oo soo xiray kalfadhiga 3-aad ee Golaha Shacabka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa 23-aad...

Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in mar kale kale diyaaradaha dagaalka Mareykanka ay maanta duqeyn horleh ka gaysteen...

Maamulka Dayniile oo faah-faahin ka bixiyay qarax ka dhacay degmadaasi

DAYNIILE (SMN) - Maamulka degmada Dayniile ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay khasaaraha ka dhashay qarax loo adeegsaday gaari oo saaka ka dhacay degmadaasi.   Guddoomiye...

Maxkamadda Ciidanka oo dil ku xukuntay nin horay u gaystay weerar qarax ah

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda darajada koobaad ee Ciidanka qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay, Xamsa Jeylaani Cabdullaahi oo ka tirsanaa Al-Shabaab.   Xamsa...

Laftagareen oo lagu eedeeyay inuu diidan yahay doorasho ka dhacda K/ Galbeed

BAYDHABO (SMN) - Wasiirkii hore ee wasaaradda cadaaladda dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Maxamed Xuseen Joon oo wareysi siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay xaaladda...

WARAR KALE

Somalia’s Civil Aviation Authority Denies Reports of Aden Adde Airport Closure

MOGADISHU, Somalia — The Somali Civil Aviation Authority (SCAA) has denied reports circulating on social media claiming that Aden Adde International Airport in Mogadishu...

Hay’adda Duulista Hawada oo Beenisay Wararka Lagu Sheegay in Garoonka Aadan Cadde La Xirayo

Muqdisho — Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa beenisay warar maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in maalmaha soo socda la...

Somalia, Qatar Discuss Expanding Cooperation in Development and Investment

MOGADISHU — Somalia and Qatar have discussed strengthening bilateral relations and expanding cooperation in development, investment and efforts to improve government institutions, Somalia’s Foreign...