Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xamza oo daah-furay qaadashada Kaarka Aqoonsiga & Diiwaan-gelinta Dadweynaha

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ku daah-furay munaasabad ballaaran, qaadashada Kaarka Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta...

Mas’uuliyiintii ku dhaawacmay weerarkii Laas Gacmey oo loo qaaday dibadda

MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya xaaladda mas'uliyiintii ku soo dhawacmay weerarkii ay shalay Al-Shabaab ku qaadeen deeganka Laas Gacmey...

Taliska Ciidamada Xoogga oo loo diray dalab culus kadib weerarkii Laas-gacmey

MUQDISHO (SMN) - Maxamed Xaadir Nuur oo ah falanqeeye dhanka amniga ayaa ka hadlay kororka weerarada Al-Shabaab ay ku qaadaan saldhigyada ciidamada dowladda Soomaaliya,...

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda caafimaad ee madaxweyne Qoor Qoor

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka amniga Galmudug Axmed Cabdi Aadan oo wareysi siiyay VOA ayaa  faah-faahiyay xaaladda caafimaad ee madaxweyne Qoor Qoor, wuxuuna sheegay in...

Diyaarado dagaal oo saaka duqeyn ka gaystay gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka diyaarado dagaal ay duqeymo ka gaysteen aagga deegaanka...

Axmed Madoobe oo magacaabay wakiil Jubbaland u joogaya dalka Kenya

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha maamulka goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta sameeyay magacaabis, kadib wareegto uu soo saaray.   Axmed magacaabay wakiil cusub...

Sawirro: Madaale oo kulan sagootin ah u qabtay wafdigii ka socday Jabuuti

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xalat kulan casho sharaf sagootin ah u sameeyay...

Wafdi ka socda Baarlamaaka Soomaaliya oo kulamo ka wada Sacuudi Carabiya

RIYADH (SMN) - Wafdi ka soday Guddigga  Arrimaha Dibadda ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa dalka Sacuudi Carabiya wadahadal kula yeeshay masuuliyiin ka tiran golaha...

Billad geesinimo oo lagu abaal-mariyay askartii badbaadisay madaxda Galmudug

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye wuxuu heerka ugu sarreysa ee billadgeesinimo guddoonsiiyey Axmed Fiiqane Shiikh Maxamuud iyo Maxamed Cumar...

Faah-faahino ka soo baxaya duqeyn ka dhacday gobolka Gedo

CEELWAAQ (SMN) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa duqeymo ay markale maanta diyaaradaha dagaalka Kenya ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolka Gedo.   Duqeymaha...

WARAR KALE

Somalia, Qatar Discuss Expanding Cooperation in Development and Investment

MOGADISHU — Somalia and Qatar have discussed strengthening bilateral relations and expanding cooperation in development, investment and efforts to improve government institutions, Somalia’s Foreign...

Somalia PM Praises Women Entrepreneurs at Banadir Business Exhibition

MOGADISHU — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has opened a business exhibition in Mogadishu’s Hodan district, praising women entrepreneurs and young people for...

Egypt, Somalia, Eritrea and Sudan Hold Four-Way Summit on Regional Security and Cooperation

EL ALAMEIN, Egypt — The presidents of Egypt, Somalia and Eritrea, along with Sudan’s head of the Transitional Sovereignty Council, held a four-way summit...