Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

NISA oo shaacisay magacyada saraakiil sar sare oo laga dilay Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa shaacisay magacyada iyo Sawirada qaar ka mid ah saraakiisha Al-Shabaab ee lagu...

Faah-faahin ku saabsan qarax goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax saaka ka dhacay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Dayniile ee...

ATMIS oo war ka soo saartay toogasho ka dhacday xerada Xalane

MUQDISHO (SMN) - Howlgalka midowga Afrika ee ATMIS ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray shaqaaqo maalin kahor ka dhacday halka laga galo xerada Xalane ee...

Faah-faahino ka soo baxaya duqeyn mar kale ka dhacday gobolka Gedo

CEELWAAQ (SMN) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa duqeyn markale diyaaradaha dagaalka Kenya ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolka Gedo.   Duqeymaha ayaa saacadihii...

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qabtay howlgal ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo culus ka sameeyay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho.   Howlgalladan oo ahaa kuwa...

Sawirro: Duqa magaalada Muqdisho oo wada-hadal la yeeshay safiirka Talyaaniga

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay safiirka...

Madaxweyne Laftagareen oo qaabilay wasiiro ka socda DF Soomaaliya + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada ku Qaabilay Wasiirada Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha iyo Beeraha...

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday deegaan hoostaga gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in xalay dagaalyahanada Al-Shabaab weerar loo adeegsaday madaafiic ay ku...

Wasiir Al-Cadaala oo ka warbixiyay howlgallada ka socda Galmudug

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirro iyo Xildhibaanno katirsan labada gole ee dowladda Federaalka iyo Galmudug ayaa jiidda hore kula hadlay ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa...

Ciidamada ku sugan degmada Awdheegle oo min labo darajo la dalacsiiyay

AWDHEEGLE (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibrahim Sheikh Muhudin ayaa booqasho dhiirigelin ah ugu tagay Ciidanka Xooga Dalka ee farriisinkoodu...

WARAR KALE

Somalia’s Civil Aviation Authority Denies Reports of Aden Adde Airport Closure

MOGADISHU, Somalia — The Somali Civil Aviation Authority (SCAA) has denied reports circulating on social media claiming that Aden Adde International Airport in Mogadishu...

Hay’adda Duulista Hawada oo Beenisay Wararka Lagu Sheegay in Garoonka Aadan Cadde La Xirayo

Muqdisho — Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa beenisay warar maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in maalmaha soo socda la...

Somalia, Qatar Discuss Expanding Cooperation in Development and Investment

MOGADISHU — Somalia and Qatar have discussed strengthening bilateral relations and expanding cooperation in development, investment and efforts to improve government institutions, Somalia’s Foreign...