Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ka digay muddo-kororsi
Muqdisho - Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si cad uga soo horjeestay isku day kasta oo lagu kordhinayo muddada xilheynta Baarlamaanka Federaalka iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Deeq Lacageed ku Wareejisay Ururka Daryeel Bulsho si loogu...
Muqdisho - Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa maanta qabatay munaasabad lagu wareejinayay deeq lacageed 14,400 US Dollar oo ay iska soo uruuriyeen shaqaalaha...
Taliyaha AUSSOM oo kormeeray degmada Mubaarak kadib markii laga saaray Al-Shabaab
MUBAARAK, Soomaaliya — Taliyaha ciidamada Midowga Afrika ee AUSSOM, Jeneraal Sam Kavuma, ayaa booqasho ku tagay magaalada Mubaarak si uu u qiimeeyo diyaargarowga dagaal...
Farmaajo oo si adag uga horyimid dastuurka cusub ee uu saxiixay Madaxweyne Xasan Sheekh
Muqdisho - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mohamed Abdullahi Mohamed ayaa si adag uga horyimid dastuurka cusub ee uu saxiixay Madaxweynaha xilka haya Hassan Sheikh...
Madaxweynaha Soomaaliya oo hambalyo u diray Haweenka Soomaaliyeed
Muqdisho - Hassan Sheikh Mohamud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan haweenka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, munaasabadda...
Wasiirka Qoyska oo soo xirtay Xuska Toddobaadka Haweenka Soomaaliyeed
Muqdisho - Magaalada Mogadishu ayaa lagu soo gabagabeeyey munaasabadda Toddobaadka Haweenka Soomaaliyeed iyo Bandhigga Ganacsiga Haweenka Soomaaliyeed, oo qeyb ka ahaa dabaal-degga International Women's...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay dastuurka cusub ee Soomaaliya
Muqdisho, Maarso 08, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee Jamhuuriyadda...
Madaxweynaha Uganda oo loo doortay hoggaamiyaha ururka Bulshada Bariga Afrika
Arusha, Tanzania – Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, ayaa ku baaqay midnimo iyo isdhexgal dhaqaale oo ay yeeshaan dalalka Afrika, kadib markii loo doortay inuu...
Shiinaha oo Soomaaliya siiyay 2 Milyan oo Doller oo lagu Caawinayo Dadka Abaartu...
Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa si rasmi ah uga guddoomay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Mudane Wang Yu,...
Ugu yaraan 10 qof oo ku dhintay dhul-go’ ka dhacay macdanta Rubaya, Kivu, Congo
Kivu, Congo – Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay halka tiro kale oo badanna ay la’ yihiin kadib dhul-go’ ka dhacay goob macdan...















